Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":74489,"date":"2022-03-18T08:38:08","date_gmt":"2022-03-18T08:38:08","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=74489"},"modified":"2022-03-18T08:38:08","modified_gmt":"2022-03-18T08:38:08","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-maraykanka-oo-si-wanaagsan-u-sharraxay-sabab-ay-uga-cabsanayaan-samaynta-aag-dayuuradaha-ka-caaggan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/03\/18\/wasiirka-gaashaandhigga-maraykanka-oo-si-wanaagsan-u-sharraxay-sabab-ay-uga-cabsanayaan-samaynta-aag-dayuuradaha-ka-caaggan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga Maraykanka oo si wanaagsan u sharraxay sabab ay uga cabsanayaan samaynta aag dayuuradaha ka caaggan"},"content":{"rendered":"

(Washington, DC) 18 Maarso 2022<\/strong><\/span> – Madaxa Pentagon-ka ee Lloyd Austin ayaa sheegay in aagga duullimaadyada ka caaggan ee ay Ukraine codsanaysaa uu weli yahay arrin aan xisaabta ugu jirin, isagoo sababta ku micneeyay in tallaabadan ay ka dhigan tahay dagaal toos ah oo dhexmara diyaaradaha dagaalka Maraykanka iyo Ruushka.<\/span><\/span><\/p>\n

Waxaa wax laga weydiiyay baaqyo isdaba joog ah oo uu Madaxweynaha Ukraine ee Volodymyr Zelensky kaga codsanayey quwadaha reer Galbeedka inay la wareegaan maamulka hawada dalkiisa si ay isaga caabiyaan weerarka Ruushka, balse <\/span><\/span>Austin\u00a0sayaa sheegay in<\/a> Maamulka Joe Biden aanu dalabkaa fulinaynin, maadaama uu keenayo inay xaaladdu faraha ka baxdo.<\/p>\n

“Dhaqan-gelinta aagga duulimaadka ka caaggani waxay dhab ahaantii ka dhigan tahay inaad dagaal ku jirto, waxaad dagaal kula jirtaa Ruushka.<\/span> Taasina waa mid ka mid ah waxyaabihii aanu sheegnay, ee uu Madaxweynaheennu yiri, ma yeelayno,\u201d ayuu ku dooday Wasiirka Gaashaandhigga Maraykanku.<\/span><\/span><\/p>\n

Si loo xakameeyo cirka, waa inaad burburisaa difaaca hawada ee dhulka yaalla oo qaar ka mid ah nidaamyadoody ay ku sugan yihiin Ruushka.<\/span> Mar labaad, ma jiro hab fudud oo tan lagu sameeyn karo.<\/span> Maya, ma jiro wax la yiraahdo aagga duulimaadka ka caaggan, waayo<\/span> waxay la macno tahay inaad dagaal la gasho Ruushka,” ayuu sharraxay.<\/span><\/span><\/p><\/blockquote>\n

Austin waxa uu sii wadey in uu xuso in kasta oo caadiyan ay jiraan qaabab \u201cwax ku ool ah\u201d oo lagu sameeyn karo difaaca gantaalaha riddada dheer iyo madaafiicda, in aanay taasi waxba ku toorrayn maadaama uu Ruushku gantaalahaa qaar badan oo ka tirsan kasoo gano gudaha geyiga Ruushka.<\/span><\/span><\/p>\n

“Ganaalaha qaar dhab ahaantii waa nooca loo yaqaan cruise-ka\u2026 kuwaas oo laga soo ganay dhanka hawada, waxaan u malaynayaa inaad ogtahay in laga soo ganay gudaha Ruushka, sidaa darteed aagga duulimaadka ka caagani marna kama hor istaageen hawshaas.” ayuu sii raaciyay.<\/span><\/span><\/p>\n

President Biden has been under increasing pressure to step up US aid to Kiev, having already sent hundreds of millions in arms and other military hardware prior to a new<\/p>\n

Madaxweyne Biden ayaa waxaa saarnaa cadaadis isasoo taraya si uu u kordhiyo kaalmada Maraykanka ee Kiev, waloow uu horey u diray boqolaal milyan oo hub iyo qalab kale ah oo millateri kahor inta aan la fasixin qoondo cusub oo<\/span><\/span> $800 milyan oo doollar<\/a> hub loogu iibinayo Ukraine todobaadkan.<\/p>\n

Waxaa shixnaddan ugu dambaysey ka mid ah 800 oo ah gantaalaha lidka dayuuradaha ee garabka laga gano ee Stinger weliba nuuca ugu dambeeya<\/a>, iyo sidoo kale qaar badan oo ka mid taangi dilaha Javelin.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Washington, DC) 18 Maarso 2022 – Madaxa Pentagon-ka ee Lloyd Austin ayaa sheegay in aagga duullimaadyada ka caaggan ee ay Ukraine codsanaysaa uu weli yahay arrin aan xisaabta ugu jirin, isagoo sababta ku micneeyay in tallaabadan ay ka dhigan tahay dagaal toos ah oo dhexmara diyaaradaha dagaalka Maraykanka iyo Ruushka. Waxaa wax laga weydiiyay baaqyo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74493,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/s-81.jpg?fit=711%2C474&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jnr","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74489"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74489"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74489\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74494,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74489\/revisions\/74494"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74493"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74489"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74489"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74489"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}