Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":74289,"date":"2022-03-13T10:12:17","date_gmt":"2022-03-13T10:12:17","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=74289"},"modified":"2022-03-13T10:12:53","modified_gmt":"2022-03-13T10:12:53","slug":"xog-fasiraad-cajiib-ah-oo-ka-dambaysa-xarafka-z-ee-ay-wataan-ciidamada-ruushka-ee-ukraine-galay-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/03\/13\/xog-fasiraad-cajiib-ah-oo-ka-dambaysa-xarafka-z-ee-ay-wataan-ciidamada-ruushka-ee-ukraine-galay-muuqaal\/","title":{"rendered":"XOG: Fasiraad cajiib ah oo ka dambaysa Xarafka \u201cZ\u201d ee ay wataan Ciidamada Ruushka ee Ukraine galay + Muuqaal"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Maarso 2022<\/strong><\/span> – Xarafka \u201cZ\u201d ayaa ka muuqda gaadiidka dagaal ee ay wataan Ciidamada Ruushka ee ku duuley<\/a> dalka Ukraine<\/a>, waxaana ay dadka qaarkood xitaa ku misaaleen Swastika-dii ay siteen Ciidamadii Nazi-ga<\/a> Jarmanku Dagaalkii 2-aad ee Dunida.<\/p>\n

Waxaa la yaab leh in xarafka ”Z” oo aan xitaa ka tirsanayd alifbeetada Ruushka lagu arkayo iyadoo ku shaabadaysan gaari kasta oo dagaal sida tawaangida, gawaarida xamuulka iwm sida gacmaha shaatiyada<\/a>.<\/p>\n

Asalka xarafkan mar qura lagu arkay dagaalkan ayuu mid mugdi ah oo aan ujeedka si buuxda loo fahmi karin ku tilmaamay Kamil Galeev, oo ka tirsan Xarunta Woodrow Wilson.<\/span><\/span><\/p>\n

“Qaar ayaa u tarjuma ‘Z’ sida ‘Za pobedy’ (oo ah guuli).<\/span> Kuwo kale – waxay ku micneeyeen ‘Zapad’ (Galbeed), “Mr Galeev ayaa sidaa ku sharraxaya.<\/span><\/span><\/p>\n

Khubaradu waxa ay sidoo kale qiyaaseen in calaamaddu ay muujinayso halka ay u jahaysan yihiin cutubyada ciidanku kahor inta aan la dirin si ay isu gartaan ciidamada kale ee Ruushka oo aysan iskugu khaldamin.<\/span><\/span><\/p>\n

“Waa muhiim in ciidan kasta oo weerar ah la kala fahmo, gaar ahaan dhanka hawada halkaas oo ay Ciidamada Ruushku ay si buuxda ugu xooggan yihiin,” ilo ku sugan caasimadda Ukraine ee Kyiv ayaa u sheegay The Sun.<\/span> “Ukrayniyiintu waxay leeyihiin taangiyo iyo gaadiid la mid ah kuwa Ruushka marka waa inay taa ka taxadarraan.” ayay raaciyeen.<\/span><\/span><\/p>\n

Yeelkeede, xarafka ‘Z’ wuxuu u muuqdaa mid yeeshay micne ka ballaaran inta aanu soo sheegnay oo u xuub siibtey astaan qaran, tusaale, wiilka Ciyaarta Jiniistikada Ruushka ee Ivan Kuliak ayaa calaamaddan u isticmaalay si uu u muujiyo taageerada uu u hayo duullaanka Ukraine Sabtidii hore, markii uu qaadanayey billadda maarta ah ee uu ka helay Koobka Adduunka Jiniistika ee Dooxa.<\/span><\/span><\/p>\n

Tan ugu darani waxay ahayd<\/span> xaqiiqda ah in Kuliak uu ku xigay laacibka Ukraine ee Kovtun Illia, kaasoo qaatay billadda dahabka.<\/span> Xiriirka Caalamiga ah ee Jimicsiga ayaa sheegay in uu furay dacwado anshaxeed ka dhan ah Kuliak.<\/span><\/span><\/p>\n

\n

In Russia, the letter Z has become a pro-war symbol of President Vladimir Putin\u2019s invasion of Ukraine. It was first spotted on tanks and military vehicles, but now it seems to be gaining support from Russian civilians. @PhilBlackCNN<\/a> has the story. pic.twitter.com\/MZNMlCIJdQ<\/a><\/p>\n

\u2014 CNN (@CNN) March 8, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n