Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":74277,"date":"2022-03-12T20:51:32","date_gmt":"2022-03-12T20:51:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=74277"},"modified":"2022-03-12T20:51:32","modified_gmt":"2022-03-12T20:51:32","slug":"dayuurad-ruushan-ah-oo-3-dal-oo-nato-ah-isu-martay-iyadoon-la-arag-sawirro-ceeb-canaan-bilaabatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/03\/12\/dayuurad-ruushan-ah-oo-3-dal-oo-nato-ah-isu-martay-iyadoon-la-arag-sawirro-ceeb-canaan-bilaabatay\/","title":{"rendered":"Dayuurad Ruushan ah oo 3 dal oo NATO ah isu martay iyadoon la arag + Sawirro (Ceeb & canaan bilaabatay)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 12 Maarso 2022<\/strong> <\/span>– NATO ayaa aad uga gaabisay inay ka falceliso diyaarad bilaa duuliye ah oo ka soo duushay Ukraine oo gashay dhulka Croatia kahor inta aysan ku dhicin caasimadda Zagreb horaantii isbuucaan, sida uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Croatia, Andrej Plenkovic<\/span><\/span>, isagoo intaa ku daray in ciidamada militariga ay u baahan yihiin in boorka laga jafo.<\/span><\/span><\/p>\n

“Uma dulqaadan karno xaaladdan, mana ahayn inay weligeed dhacdo,” Plenkovic ayaa sidaa u sheegay suxufiyiinta, isaga oo tixraacaya dhacdadan oo uu sheegay inay ku beegnayd Khamiistii, markii diyaarad aan duuliye lahayn oo lix tan ah ay ku dhacday beer u dhow hoy arday deggan yihiin.<\/span><\/span><\/p>\n

“Tani waxay ahayd khatar cad waxayna ahayd inay NATO iyo Midowga Yurub ay labaduba ka falceliyaan,” ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ku daray, kaddib markii uu booqday goobtii ay diyaaraddu ku dhacday maanta.<\/span><\/span><\/p>\n

“Waxaan ka shaqeyn doonnaa inaan sare u qaadno heegankeenna,” ayuu yiri Plenkovic oo ballanqaad samaynayey.<\/span><\/span><\/p>\n

Diyaaradan oo nooceedu ahaa Tu-141 ‘Strizh’ oo ah kuwa sahanka ah oo la sameeyey waayihii Soofiyeetka ayaa si kooban u soo gashay hawada Romania iyadoo ka soo duushay Ukraine kahor inta aysan 40 daqiiqo ku dul haadin dalka Hungary oo idil kaddibna u sii gudin Croatia, halkaas oo sida muuqata uu shidaalkii kaga dhamaaday.<\/span><\/span><\/p>\n

\u00a0Ra’iisul Wasaaraha Croatia ayaa sidoo kale ugu baaqay mas’uuliyiinta Hungary inay bilaabaan baaritaan ku saabsan sababta difaaca hawadoodu ay uga falcelin waayeen oo xitaa u arki kari waayeen diyaaraddan aan duuliyuhu wadin ee soo gashay hawada qarankooda. <\/span><\/span><\/p>\n

“Waxay dayuuraddani ku dhici kartey Wershadda Tamarta Nukliyeerka ee Hungary. Sida iska cad ma jirin falcelin wanaagsan oo dalalka kalena si fiican ugamay falcelin. Hadda waxaan na hor yaalla imtixaan ay tahay inaan wax ka baranno si aan uga falcelinno si ka wanaagsan.” ayuu yiri Plenkovic, isagoo intaas ku daray in Ra’iisul Wasaaraha Hungary ee Viktor Orban arrintan lagu wargeliyay kaddib markii loo sheegay isaga laftiisa (RW Croatia).<\/span><\/span><\/p>\n

Tu-141 ayaa uu miisaankeedu yahay ilaa lix tan, waxa uuna xawaarihiisu ku dhow yahay 1,000 km (621 mayl) saacaddiiba, waxa ay gaari kartaa 1,000 km.<\/span> Waxay ku soo degtaa iyada oo kaashanaysa barashuud dabada kaga xiran.<\/span> <\/span><\/p>\n

Booliska Croatia ayaa baarashuudka ka helay goobta shilku ka dhacay.<\/span> Ukraine waa dalka kaliya ee si rasmi ah haatan u adeegsada daroonkan Tu-141 xilligan.<\/span><\/span><\/p>\n

\"\"<\/p>\n

\"\" \"\" \"\"<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 12 Maarso 2022 – NATO ayaa aad uga gaabisay inay ka falceliso diyaarad bilaa duuliye ah oo ka soo duushay Ukraine oo gashay dhulka Croatia kahor inta aysan ku dhicin caasimadda Zagreb horaantii isbuucaan, sida uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Croatia, Andrej Plenkovic, isagoo intaa ku daray in ciidamada militariga ay u baahan yihiin in […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74282,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/Untitled-22.png?fit=1600%2C1086&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jk1","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74277"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74277"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74284,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74277\/revisions\/74284"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74282"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}