Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":74255,"date":"2022-03-12T16:47:01","date_gmt":"2022-03-12T16:47:01","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=74255"},"modified":"2022-03-12T16:47:49","modified_gmt":"2022-03-12T16:47:49","slug":"hindiya-oo-ka-walaacsan-wershada-lagu-dayactiro-hannaanka-daafaca-cirka-oo-uu-shiinuhu-u-samaynayo-dal-muslim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/03\/12\/hindiya-oo-ka-walaacsan-wershada-lagu-dayactiro-hannaanka-daafaca-cirka-oo-uu-shiinuhu-u-samaynayo-dal-muslim-ah\/","title":{"rendered":"Hindiya oo ka walaacsan wershad lagu sameeyo laguna dayactiro hannaanka daafaca cirka oo uu Shiinuhu u samaynayo dal Muslim ah"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 12 Maarso 2022<\/strong> <\/span>– Koonfurta Aasiya waxaa ka socda tartan awoodeed oo wayn oo u dhexeeya Shiinaha iyo Hindiya, iyadoo Beijing ay doonayso inay ballaariso joogitaankeeda gobolka iyadoo ku tashanaysa raasumaalkeeda wayn iyo dhoofinta hubka, Hindiya waxay wadda ciddiyo ku dirir si ay u difaacdo saamaynteeda soo jireenka ah ee gobolka.<\/p>\n

10 sano kaddib markii Shiinuhu uu hab-dhiska gantaalaha dhul-ka-cir geeyey Bangladesh, waxa lagu wadaa in uu haatan helo tas-hiilaad dayactir iyo dib-u-habaynta gantaalaha oo sidoo kale u adeegi karta khad wax soo saar oo ah isla gantaalahaas ah iyo xitaa noocyadiisa dambe ee la casriyeeyay, sida ay werinayso<\/a> The Tribune.<\/p>\n

Shirkad Shiineys ah oo lagu magacaabo Vanguard ayaa lagu soo warramayaa in loo doortay in ay la dalkaasi la wadaagto oo jaal kula noqoto xarunta dayactirka gantaalaha FM-90 ee laga dhisayo Bangladesh.<\/p>\n

Waqtigan xaadirka ah, Ciidamada Cirka ee Bangladesh, Ciidamada Badda, iyo Ciidanka Lugta ayaa dhamaantood ku hubaysan gantaalkan. Ciidanka Xoraynta Dadka Shiinaha (PLA) ayaa sidoo kale leh nidaam gantaalo ah oo la mid mid ah.<\/p>\n

Xarunta ayaa la diyaarinayaa xitaa iyadoo gantaalku uu muran ka dhaliyay Bangladesh sannadkii hore. Sababo la xiriira qaar ka mid ah walaacyo farsamo. Su’aalaha ugu badani<\/a> waa dhanka cimriga iyo tayada gantaalaha Shiine-sameega ah, gaar ahaan noocyada CV-102 oo ka tirsan FM-90 oo dhanka tamarta ka cilladooba marar badan.<\/p>\n

Yeelkeede, walaaca qura ee taagani ma aha midka farsamo ee waxaa Bangladesh oo haatan noqotay dalka 2-aad ee hubka ugu badan ka iibsada Shiinaha isha ku haysa Hindiya oo ka deggan dhanka Gacanka Bengal.<\/p>\n

Waxayna Hindiya ka walaacsan tahay in Shiinuhu uu saamayn wayn ku yeesho dalkan oo dhaca Badwaynta Hindiya oo ay iyadu tahay dowladda ugu xoogga badan, waana mid ka mid ah ujeedka Shiinaha oo raba inuu ka maarmo ku tiirsanaan Marinka Malacca Strait oo ka mid ah kuwa ugu mashquulka badan dunida.<\/p>\n

Hindiya ayaa waxaa awalba madax xanuun ku hayey hubaynta Shiinaha ee Pakistan oo dhanka Woqooyi Galbeed ka xiga, tiiyoo ay jirto in Hindiya ay sidoo kale xiriir dhow la leedahay Bangladesh.<\/p>\n

Bangladesh ayaa marka laga soo tago hubka faraha badan ee ay ka keensato Shiinaha, waxay New Delhi rumaysan tahay in uu Shiinuhu doonayo inuu hareereeyo iyaga sida uu ka dhawaajiyey Gurmeet Kanwal oo ah khabiir dhanka gaashaandhigga ah<\/a>, waxayna Hindiya oo taa ka duulaysa lafteedu ay Bangladesh amaahisey lacag ay laga iibisey gantaalo ah iyadu samaysay oo ay siinaysey tan iyo 2020-kii.<\/p>\n

\n

#Latest_update<\/a>
\nBangladesh Armed Forces to get defence equipment from India under $55m Line of Credit.
pic.twitter.com\/X8MuCUqd7e<\/a><\/p>\n

\u2014 Defense Technology of Bangladesh-DTB (@DefenseDtb) December 18, 2021<\/a><\/p><\/blockquote>\n