Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":73922,"date":"2022-03-02T19:14:42","date_gmt":"2022-03-02T19:14:42","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=73922"},"modified":"2022-03-02T19:14:42","modified_gmt":"2022-03-02T19:14:42","slug":"turkiga-oo-muujiyey-sida-uu-uga-xumaaday-gurmad-loo-sameeyey-ukraine-oo-isaga-laga-hagraday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/03\/02\/turkiga-oo-muujiyey-sida-uu-uga-xumaaday-gurmad-loo-sameeyey-ukraine-oo-isaga-laga-hagraday\/","title":{"rendered":"Turkiga oo muujiyey sida uu uga xumaaday gurmad loo sameeyey Ukraine oo isaga laga hagraday"},"content":{"rendered":"

(Ankara) 02 Maarso 2022<\/strong><\/span> – Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ugu baaqay Midowga Yurub inay dalkiisa u muujiyaan “dareen la mid ah” midka himilooyinka xubinnimada ee ay u muujiyeen dalka Ukraine, oo uu ku dhuftay weerarka ballaaran ee Ruushku.<\/span><\/span><\/p>\n

“Waan ka mahadcelineynaa dedaalka lagu doonayo in Ukraine lagu soo galiyo Midowga Yurub. Laakiin waxaan ku leeyahay xubnaha EU: Maxaad weli uga welwelaysaan inuu Turkigu soo galo Midowga Yurub? U muujiya Turkiga dareen la mid ah Ukraine,\u201d ayuu yiri Erdogan. <\/span><\/span><\/p>\n

”Ma waxaad ajandiinna soo gelin doontaan marka Turkiga uu qof soo weeraro?” ayuu is waydiiyey Erdogan.<\/span><\/span><\/p>\n

Kyiv ayaa dib u soo cusboonaysiisay damaceeda ku aaddan xubinnimada Midowga Yurub xilli uu socdo dagaalka Ukraine, kaasoo bilowday Khamiistii hore. Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa Isniintii gudbiyay dalab rasmi ah oo ku aadan xubinimada, isagoo ku boorriyay ururka EU inay sida ugu dhaqsaha badan u aqbalaan dalkiisa.<\/span><\/span><\/p>\n

Si kastaba ha ahaatee, saraakiisha sare ee Midowga Yurub, ayaa ka digey in habka ku biiritaanka EU uu Ukraine ku qaadan karo “sanado” badan.<\/span><\/span><\/p>\n

Isagoo ka hadlayay Baarlamanka Yurub maalintii xigtey, Zelensky wuxuu sheegay in Midowga Yurub uu “ku sii xoogeysan doono” ku biiritaan Ukraine, isagoo ku boorriyey xubnaha Xildhibaannada (MPs) inay ” caddeeyaan” inay Yurub istaahilaan.<\/span><\/span><\/p>\n

Erdogan ayaa sheegay in uu aad ula dhacay hadalka dhigiisa Ukraine. “Waxaan bogaadinaynaa khudbaddii Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ee Yurub.” ayuu yiri.<\/span><\/span><\/p>\n

Turkiga ayaa muddo dheer ku taamayey inuu xubin ka noqdo Midowga Yurub, isagoo markii hore bilaabay dalabkiisa 1987-kii. Geeddi-socodku wuxuu noqday mid aad u jiitan badan lagana fiirsado, iyadoo waddanku uu ku guuleystay murashaxnimo rasmi ah 1999-kii uun.<\/span><\/span><\/p>\n

Wax horumar ahna lagama gaarin tan iyo markaas, iyadoo Ankara loo sheegay inaysan buuxin shuruudaha siyaasadeed iyo kuwii dhaqaale ee ku qeexan inay xubin buuxda ka noqoto EU.<\/span><\/span><\/p>\n

Iminkana wada-xaajoodyada ku biirista ayaa hakad ku jiray tan iyo 2016-kii, iyadoo xiriirka Turkiga iyo Midowga Yurub uu si tartiib tartiib ah u sii xumaanayeu tan iyo markii ay Ankara ka carootey isku daygii afgambi ee fashilmay iyo xiisado ka dhashay qulqulka muhaajiriinta uu Turkigu Yurub ku fasaxay.<\/span><\/span><\/p>\n

Erdogan ayaa sidoo kale ka hadlay qulqulka joogtada ah ee gargaarka millteriga shisheeye ee Ukraine, isagoo xusay in Turkiga uu yahay waddan NATO ah, wuxuuna la yaabay inay sidoo kale heli lahaayeen hubkan. “Maxaad u siin waydeen qalabka millateri ee Turkigu u baahan yahay?” ayuu is waydiiyey.<\/p>\n

Turkiga ayaan xitaa NATO laga siinin xuquuqda xubnaha kale ee reer Galbeedka ah, tusaale ahaan, kaddib shilkii dhacay 24 Nofeeembar, markii ay dayuurad F-16 ah oo ay leeyihiin Ciidanka Cirka Turkigu soo ridey dayuurad Sukhoi 24 ah oo Ruushku leeyahay shacab iyo siyaasiyiin badan oo reer Galbeed ah ayaa si halhaleel ah usoo jeediyey in aan loo gurmanin haddii Turkigu weerar kala kulmo Ruushka, halka ay qaar kale sooba jeediyeen in laga cayriyo NATO.<\/span><\/span><\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Ankara) 02 Maarso 2022 – Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ugu baaqay Midowga Yurub inay dalkiisa u muujiyaan “dareen la mid ah” midka himilooyinka xubinnimada ee ay u muujiyeen dalka Ukraine, oo uu ku dhuftay weerarka ballaaran ee Ruushku. “Waan ka mahadcelineynaa dedaalka lagu doonayo in Ukraine lagu soo galiyo Midowga Yurub. Laakiin waxaan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73923,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/sa-8.jpg?fit=768%2C432&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jei","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73922"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73922"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73922\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73924,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73922\/revisions\/73924"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73922"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73922"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73922"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}