Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":73742,"date":"2022-02-27T08:53:58","date_gmt":"2022-02-27T08:53:58","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=73742"},"modified":"2022-02-27T08:58:06","modified_gmt":"2022-02-27T08:58:06","slug":"muuqaal-soo-baxaya-oo-tusaya-ciidamada-ruushka-kuwa-ukraine-oo-isla-ilaalinaya-xarun-muhim-ah-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/02\/27\/muuqaal-soo-baxaya-oo-tusaya-ciidamada-ruushka-kuwa-ukraine-oo-isla-ilaalinaya-xarun-muhim-ah-daawo\/","title":{"rendered":"Muuqaal soo baxaya oo tusaya ciidamada Ruushka & kuwa Ukraine oo isla ilaalinaya xarun muhim ah (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Kiev) 27Feb 2022<\/strong> <\/span>– Ciidamada Ruushka ayaa ilaalo ka haya wershadda tamarta Nukliyeerka ee Chernobyl tiiyoo ay wehlinayaan ilaalada qaranka ee Ukraine, Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka ayaa ay daabacday muuqaal muujinaya askar ka tirsan labada ciidan oo ilaalinaya dhismaha WERSHADDAN.<\/span><\/span><\/p>\n

Ciidamada Ruushka ayaa “heshiis la gaaray” guutada ilaalada wershada tamarta Nukliyeerka ee ilaalada qaranka Ukraine, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta.<\/span><\/span><\/p>\n

Askarta labada waddan ayaa hadda sugaya amniga qaybaha warshaddan oo korontada ka dhalisa nukliyeerka, iyagoo dhowraarinaya bakhaarradii shidaalka, iyo qubbad ilaalineed oo laga dhisay sarcophagus halkii uu ku yaalley curiyihii afraad ee burburay, ayay raacisay.<\/span><\/span><\/p>\n

Muuqaalka ay Wasaaraddu soo bandhigtay oo soconeya laba daqiiqo ayaa waxa uu muujinayaa agagaarka Wershada Korontada iyo askar ku hubeysan qoryaha fudud oo isku dhafan.<\/span><\/span><\/p>\n

Muuqaalka ayaa sidoo kale waxaa sidoo kale laga arkayaa labo nin oo ku lebisan dareeska ciidamada oo mid ka mid ah uu cududda kaga dheggan yahay calanka dalka Ukraine, kuwaasi sheekeysanaya iyagoo eega kaamirooyinka ammaanka (CCTV) iyo agabyada sheega dhaqdhaqaaqa ee aaggaasi.<\/span><\/span><\/p>\n

Chernobyl, oo sidoo kale loo qoro Chornobyl, waa magaalo qayb ahaan laga guuryey kaddib musiibadii 1986-kii waxayna ka tirsan tahay Gobolka woqooyi ee Kyiv Oblast, Ukraine, iyadoo 90 km oo qura woqooyi kaga beegan caasimadda Kyiv.<\/p>\n