Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":73693,"date":"2022-02-26T10:24:42","date_gmt":"2022-02-26T10:24:42","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=73693"},"modified":"2022-02-26T10:24:42","modified_gmt":"2022-02-26T10:24:42","slug":"been-fakatay-arag-inta-muuqaal-ee-laguu-sheegay-inay-yihiin-dagaalka-ukraine-oo-aysan-waxba-ka-jirin-warbixin-sawiran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/02\/26\/been-fakatay-arag-inta-muuqaal-ee-laguu-sheegay-inay-yihiin-dagaalka-ukraine-oo-aysan-waxba-ka-jirin-warbixin-sawiran\/","title":{"rendered":"BEEN FAKATAY! Arag inta muuqaal ee laguu sheegay inay yihiin dagaalka Ukraine oo aysan waxba ka jirin (Warbixin sawiran)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 26 Feb 2022<\/strong><\/span> – Dagaalka ka dhashay duullaanka uu Ruushku ku qaaday dalka Ukraine ayaa waxaa daba socda sawirro iyo muuqaallo been abuur ah oo lagu faafinayo baraha bulshada, kuwaasoo sida ay xaqiijisay BBC News, aanay waxba ka jirin.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n Camaaliqooyinka baraha bulshada sida Twitter ayaana durba bilaabay inay qoyaanka ku qabtaan sheekooyinka been abuurka ah ee madashooda lagu faafiyo kaddib marka ay hubiyaan inay been abuur iyo dacaayad yihiin.<\/p>\n Haddaba, aannu mid mid usoo qaadanno sawirrada beenta ah ee la faafiyey:<\/p>\n <\/p>\n Sawirkan waxaa lagu sheegay inuu ku saabsan yahay dagaalka Ukraine, balse runtii waa dayuurad Maraykanka ah nocoa F-16 Fighting Falcon, taasoo aan abid tegin Ruush walaa Ukraine.<\/p>\n <\/p>\n Sawirkan waxaa lagu xirey wiishka digniinta ah iyadoo laga dhigayo duullaan lagu qaaday magaalo ka tirsan Ukraine, balse waa 2020 mar la samaynayey dhoollatus ciidan.<\/p>\n <\/p>\n Waxaa sawirkan sare laga dhigay in ciidamada dallaayadaha ku booda ee Ruushanku ay iyagoo malyaay ah cirka uga soo daateen magaalada reer Ukraine ee Kharkiv, balse muuqaalkani wuxuu 2016 kusoo baxay web Ruush ah mana aha wax cusub.<\/p>\n <\/p>\n Muuqaal kale oo la faafiyey waxaa lagu sheegay in lasoo ridey dayuurad Ruushku leeyahay, balse weriyeyaasha BBC News ayaa hubiyey in sawirkani yahay dayuurad ay leedahay Dowladda Libya oo ay fallaagadu kusoo rideen Benghazi 2011.<\/p>\n <\/p>\n