Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":73512,"date":"2022-02-23T11:08:52","date_gmt":"2022-02-23T11:08:52","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=73512"},"modified":"2022-02-23T11:08:52","modified_gmt":"2022-02-23T11:08:52","slug":"maxaad-ka-taqaan-ciidamada-lagu-naanayso-guutada-soomaalida-ee-bariga-ukraine","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/02\/23\/maxaad-ka-taqaan-ciidamada-lagu-naanayso-guutada-soomaalida-ee-bariga-ukraine\/","title":{"rendered":"Maxaad ka taqaan ciidamada lagu naanayso ”Guutada Soomaalida” ee bariga Ukraine?!"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 23 Feb 2022<\/strong> <\/span>– Waxaa sare u kacday xiisadda ka dhex taagan Ukraine iyo Ruushka iyadoo madaxweyne Putin uu dhawaan amar ku siiyay inay galaan ciidamadiisa labo gobol oo ka go’ay Ukraine oo heystaan kooxaha gooni u goosadka ee uu Ruushku taageero.<\/p>\n<\/div>\n Ruushku wuxuu sheegay in aan ciidmada wali la daabulin laakiin ay noqon doonaan kuwa nabad ilaalin u jooga labada gobol oo ay kaabayeen ilaa 2014 kii.<\/p>\n<\/div>\n Maraykanka wuxuu ku eedeeyay Ruushka in uu abuurayo dagaal, tallaabadaas kadib dalalka reer galbeedka waxay cunaqabateyn kusoo rogeen Ruushka.<\/p>\n<\/div>\n Waxaa laga cabsi qabaa in ciidamada Ruushka ee la soo dhoobay xadka dalkaasi ay weerar ku qaadaan Ukraine.<\/p>\n<\/div>\n Haddaba maxaan ka naqaannaa jabhadda la magac baxday “Guutada Soomaalida” ee ka tirsan fallaagada ka jirta bariga Ukraine ee taageerada ka hela Ruushka.<\/p>\n<\/div>\n Waxaa guutadan lagu magacaabaa “Somali Battalion”, waa garab militeri oo ka tirsan jabhad ka dagaallanta gobolka Donestk ee bariga Ukraine, jabhaddan waxay ka qeyb qaadaneysaa dagaalka haatan ka socda Donbas ee Ukraine, waxay dagaal kula jiraan ciidamada Ukraine. Dhammanatood waa muwadiniin u dhashay Ukraine oo ma jira qof Soomaali ah oo ka tirsan, balse magacaas uun ayay la baxeen.<\/p>\n<\/div>\n Waxaa horraan guutadan la oran jiray 1st Separate Tank Battalion Somalia, waxaa hoggaamin jiray taliye la oran jiray Mikhail Tolstykh, waxay isugu yeeraan kooxda ‘manaxayaasha ah.’<\/p>\n<\/div>\n Waxaana hoggamiyahoodii Mikhail Tolstykh uu ku dhintay qarax sanadkii 2017 xilli uu ku sugnaa gobolka Donestk.<\/p>\n<\/div>\n Waxaan la sheegay in guutadan ay tahay mid aad u hubeysan xitaa waxay heystaan gawaarida gaashaaman ee dagaalka, madaafiicda iyo gawaarida xamuulka ee dagaalka.<\/p>\n<\/div>\n“Guutada Soomaalida”<\/h2>\n<\/div>\n