Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":73477,"date":"2022-02-22T19:29:44","date_gmt":"2022-02-22T19:29:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=73477"},"modified":"2022-02-22T19:30:13","modified_gmt":"2022-02-22T19:30:13","slug":"wax-ka-ogow-dhacdooyinka-muhiimadda-gaarka-ah-leh-ee-lagu-ee-lagu-beegay-02-22-22","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/02\/22\/wax-ka-ogow-dhacdooyinka-muhiimadda-gaarka-ah-leh-ee-lagu-ee-lagu-beegay-02-22-22\/","title":{"rendered":"Wax ka ogow dhacdooyinka muhiimadda gaarka ah leh ee lagu ee lagu beegay 02-22-22?!!"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 22 Feb 2022<\/strong> <\/span>– Maanta waxa ay taariikhda ku beegan tahay 22\/02\/2022 ama 2-22-22 waa tiro isku aaddan oo dad badani ka falceliyeen iyadoo dadka qaar ay jecel yihiin in maalmaha sidaan isugu toosan ay aqal galaan ama canugooda uu dhasho.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dad aad u badan oo ay Soomaalida ka mid tahay ayaa aad baraha bulshada ugu hadal haya maalintan ay taariikhda isku toosan tahay. Haddaba waxaa qormadan ku eegeynaa waxyaabo la yaab leh oo la xiriira maalintan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

CelticSeer oo reer Ireland ayaa sheegay in maalintan uu aaminsan yahay inay tahay fursad bilow cusub oo dhanka noloshiisa. Waxa uu sheegay maalintan 2-da ku soo aadday ay muhiimad gaar ah leedahay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dhanka kale Barafasoor Aziz Inan oo ah barafasoor ku takhasusay injineernimada korantada ee Jaamacadda Portland ee Oregon ayaa yiri: “Waxaan dareensanahay in maalmahan ay wataan awood u gaar ah marka laga eego sida dadka ay soo jitaan.”<\/p>\n<\/div>\n

\n

Inan “I feel that these dates have magical power in terms of getting people’s attention, no matter what age,” he said.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Kahor intaanay xitaa ogaanin inay uur leedahay ilmaheedii labaad, Ashley Brauer O’Connor oo ku nool Maraykanka waxay dabayaaqadii Maajo 2021, ku riyootay inay qalliin ilmaheeda ballansato Febraayo 22, 2022:<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaan muran ku jirin inay tahay maalin qof uu dhasho taarikhdan 2-22-22 iyadoo la mid ah ama ay soo dhaweyneyso 12-12-12.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ashley waxay isla markiiba ogaatay inay uur leedahay, laakiin wakhtiga la qiyaasay inay dhaleyso waxay ahayd shan maalmood ka dib oo ku beegan Febraayo 27. sida uu qoray wargeyska Washington Post.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Maalmo ka dib dhakhtarkeeda ayaa u sheegay in canugeeda uu diyaar yahay oo ay dalban karto maalinta ilmaha lagu qalayo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ka dibna aad ayay u faraxday oo waxa ayna dhakhtarka waydiisay inay maalintaas oo ku beegan maanta ay nafaas ka heleyso tiyaatarka qallinka, sidaa ayayna ugu rumooday riyadeedii.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Sheekada kale ee la yaabka leh ayaa ah magaalada Sacramento, California, 222 lamaane ayaa ka qayb qaadan doona aroos wadareed ka dhacaya Capitol State. Xafladdu waxay bilaabanaysaa 2-da duhurnimo waxayna soo gabagabeyn doontaa 2:22 habeenimo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Lamaanayaasha ku nool Singapore ayaa sidoo kale aad u xiisaynayay inay guursadaan Talaadada maanta ah. Laga bilaabo Janaayo 24, 483 lamaane badan ayaa iska diiwaan galiyay Diiwaanka guurka si ay u guursadaan Febraayo 22, sida laga soo xigtay South China Morning Post.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dhanka kale Jules Zia Passell waxa ay tirinaysay nolosheeda oo dhan maalintan oo waxa ay dhalatay 2000, waxa ay 22 jirsatay 2-22-22.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Waxay ahayd dhalashadii aan sugayay. Dhab ahaantii gabi ahaanba ma daneynin sannadkaygii 21-naad,” ayay tiri. Waxay had iyo jeer isku aragtay iyada oo u soo jiidanaysa lambarka laba waxayna la yaabtay sida dhalashadeeda 22-aad, ay ugu soo aadday taariikhdan la qaddariyo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Hubaal waa maalin dabbaaldeg ah, gaar ahaan aroosyada. Guddoomiyaha maamulka shatiyada Las Vegas ayaa sheegay inay tahay maalin ka mid ah maalmaha ugu mashquulka badan abid, taas jabisay rikooradii guurka ee hore laga soo bilaabo bishii Luulyo 7, 2007 (7-7-07).<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dalka Singapore-na, ilaa 500 oo lamaane ayaa aroosaya maanta, taasoo sagaal jeer ka badan tirada caadiga ah ee guurka hal maalin gudaheed.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Taariikhda waxaa loo tixgaliyaa inay tahay mid wanaagsan marka loo eego jadwalka Shiinaha, sidaas waxaa sheegay wargeyska South China Morning Post.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waa taariikhda gaarka ah oo muddo dad badan sugayeen sida uu qabo Aziz Inan oo ah barafasoor ku takhasusay injineernimada korantada ee Jaamacadda Portland ee Oregon, wuxuuna taariikhda noocaan oo kale ah daraaseynayay in ka badan 14 sano, sida uu baahiyaya Teleefishinka CNN.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Waxaan dareemayaa in taarikhda noocan oo kale ah ay leeyihiin xiiso gaar marka la eego soo jiidashada dareenka dadka, da’ kasta leh, ayuu yiri.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Markii ugu dambaysay ee ay jirtay taariikh tan la mid ah oo leh lix-god ah oo iskuu tira ah waxay ahayd Noofambar 11, 2011, ayuu yidhi Inan. Taas oo loo qoray 11\/11\/11.<\/p>\n

Isha: BBC Somali<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 22 Feb 2022 – Maanta waxa ay taariikhda ku beegan tahay 22\/02\/2022 ama 2-22-22 waa tiro isku aaddan oo dad badani ka falceliyeen iyadoo dadka qaar ay jecel yihiin in maalmaha sidaan isugu toosan ay aqal galaan ama canugooda uu dhasho. Dad aad u badan oo ay Soomaalida ka mid tahay ayaa aad baraha […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":73478,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,3,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/02\/Namnlos-33.png?fit=800%2C450&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-j77","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73477"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73477"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73477\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73480,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73477\/revisions\/73480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/73478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73477"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73477"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73477"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}