Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":73246,"date":"2022-02-16T13:40:23","date_gmt":"2022-02-16T13:40:23","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=73246"},"modified":"2022-02-16T15:45:31","modified_gmt":"2022-02-16T15:45:31","slug":"laba-arrimood-ayaan-ka-waaninayaa-waalidiinka-si-aan-carruurta-looga-qaadan-faadumo-buraanbur-dhegeyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/02\/16\/laba-arrimood-ayaan-ka-waaninayaa-waalidiinka-si-aan-carruurta-looga-qaadan-faadumo-buraanbur-dhegeyso\/","title":{"rendered":"”Laba arrimood ayaan ka waaninayaa waalidiinka si aan carruurta looga qaadan!” – Faadumo Buraanbur (Dhegeyso)"},"content":{"rendered":"

(Gothenburg) 16 Feb 2022<\/strong><\/span> – Waxaa Axaddii magaalada G\u00f6teborg ka dhacay dibedbax ballaaran oo ay kasoo qaybgaleen dadwayne ka dhiidhinayey carruur ay kala wareegtey hay\u2019adda adeegga bulshada ee Social-ka, waxaana halkaa kula kulannay waalidiin badan oo carruur laga qaatay sida hooyo Soomaaliyeed oo ka timid gobollada dalka iyo nin Oromo ah oo deggan magaalo u dhow G\u00f6teborg.<\/p>\n

Waxaan sidoo kale la kulannay Faadumo Buraanbur oo laga haysto ilaa 8 carruur ah oo laga qaatay 3 sanadood kahor kuwaas oo kan ugu dambeeyey laga qaatay islamarkii ay dhashay, waxayna Faadumo marka hore ka hadlaysaa sababta loo sheegay in carruurta looga qaatay. ”Waxaa la igu eedeeyey 37 kiis”.<\/p>\n

Liibaan Weheliye (S) oo 17 sanadood fadhiyey qaybta ugu dambayn go\u2019aamada ka gaarta carruurta waalidkood laga soo qaado ayaan waydiinnay waxyaabaha loo cuskado in carruur laga qaado waalidkood.<\/p>\n