Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":73090,"date":"2022-02-13T09:45:13","date_gmt":"2022-02-13T09:45:13","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=73090"},"modified":"2022-02-13T09:45:43","modified_gmt":"2022-02-13T09:45:43","slug":"isha-weer-ka-lulata-maxay-soomaalida-uga-dhigan-tahay-xaaladda-ukraine-hal-arrin-oo-ay-tahay-in-laga-fikiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/02\/13\/isha-weer-ka-lulata-maxay-soomaalida-uga-dhigan-tahay-xaaladda-ukraine-hal-arrin-oo-ay-tahay-in-laga-fikiro\/","title":{"rendered":"ISHA WEER KA LULATA: Maxay Soomaalida uga dhigan tahay xaaladda Ukraine?! (Hal arrin oo ay tahay in laga fikiro)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Feb 2022<\/strong> <\/span>– Bilihii Febraayo ilaa Maarso ee 2014-kii wuxuu Ruushku weerar ku qaaday bariga Ukraine isagoo dunidii oo is eegaysa ka goostay gobolka istaraatijiga ah ee Crimea oo ah jasiirad u eke dhaca afka ay Ruushku ka qaaqamaan Black Sea.<\/p>\n

Ruushku intaa ugama harine wuxuu dhanka bari ee Ukraine ka abuuray gobollada gooni goosadka ah ee Donetsk iyo Luhansk, halkaasoo ay ciidamada Ukraine iyo maliishiyaadka Ruushku taageero ay ku hardamayeen tan iyo 2014-kii.<\/p>\n

Kaba sii darane, maanta 8 sanadood kaddib waxaa Ruushkii laga celcelinayaa inuu gebi ahaanba wada qabsado Ukraine isagoo haddii ay taasi dhacdo ugu talin doona sidii uu doono – dowlad yar oo isaga iska daba joogta amaba gobol Ruushka ka tirsan.<\/p>\n

SOOMAALIDA MAXAY ARRINTANI UGA DHIGAN TAHAY?<\/strong> Soomaalida qura ma aha balse annaga waxaa na khuseeysa Soomaalida oo ka mid ah ummadaha ay nasiib xumada siyaasadeed ee uu gumaysigu ku dhigay aan si caqli iyo waaqiciyadi ku laran tahay uga dabaalan, sidaa darteedna, tiih siyaasadeed ku jirtey inta badan muddadii xornimo-beenaadka.<\/p>\n

Arrinta Ukraine ka cusubi waxay muujinaysaa in uu sii dhacayo nidaamkii caalamiga ahaa (world order) ee la dejiyey kaddib Dagaalkii 2-aad ee Yurub laguna sameeyey QM & hay’aad kale oo caalami ah, kuwaasoo waloow aysan wax ku ool sii ridan iyo cadaalad toona ahayn misna ilaa xad wax badan ka tarayey meelo badan.<\/p>\n

Tusaale ahaan, Somalia haatan 30 sano ka badan ayaysan nidaam isku xiran lahayn, balse weli waa dal leh khariidad la aqoonsan yahay oo caalamka meel uga taalla, yeelkeede, haddii ay Soomaalida oo ay dabcan horseed u noqdeen siyaasiyiin indhow-garad ah iyo dhaqan calooshood la ciyaar ah oo lagu daray kuwo diinta ku qoowlaysta oo lagu dhuftay shacab qabban, iima muuqato inay 30 kale sidan kusii taagnaan karto khariidad madaxbannaan oo ay Somalia ku dul qoran tahay.<\/p>\n

Maanta Somalia meelo badan oo ka tirsan waxaa ka hirgalay aragtiyo gumaysi jacayl ah oo ka dhashay nacayb maxalli ah oo laga badbadiyey laakiin aan natiijadiisa lasii rogrogin.<\/p>\n

Haatan, waxaa durba hawada lasoo geliyey maqaal uu qoray Micheal Robin oo sheegaya in ay Itoobiya ”weerari karto woqooyiga Somalia (Somalia) si ay deked uga samaysato meesha masaafo ahaan ugu dhow dhulka ay Soomaalida ka haysato oo ah magaalada soo jireenka ah ee Saylac.<\/p>\n

Sheekooyinkaas oo kale xitaa haddii aysan run ahayn waxay sii diyaarinayaan ama tijaabinayaan wacyiga ummadda iyo sida ay uga fal-celiso, isaga aragto una fahamto, ilaa haatan shacab isku duuban & siyaasi dux leh oo wax ka yiri ma jiro, ha jirto ama yaanay jirine.<\/p>\n

Marka ay halkaa taagan tahay haddii berri uu dal qalaad Somalia iska soo weeraro oo uu badda meel ka qabsado ama berriga meel ka goosto jawaabtu waxay noqonaysaa ooyin quuseed oo aan cidina maqlaynin oo ka imanaysa ummad iyadu beri hore dabkii iska dhigtay dowladnimana isu qoonsatay ee reero calallo sita doorbidday.<\/p>\n

Waayo marka uu dhaco nidaamka caalamiga ihi waxaa kaliya jiri doona midkii leh cunfi abaabulan (organized violance), Soomaaliduna kuma jirto dabaqaddaasi, tan kale, waxaa soo bixi kara gumaysiyo hor leh oo ka gunsan kuwii reer Yurub, kuwaasoo aan dad iyo duunyo reebi doonin haddii ay fursad helaan.<\/p>\n

Waxa furani waa Soomaalida oo dunta dadkeeda waxgaradka ah ee aamusan si wax looga bedelo siyaasadaha khiyaaliga ah ee aanay cidina ku cayilaynin baahina aan waxba ka taraynin sidii quudkii naarta.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Feb 2022 – Bilihii Febraayo ilaa Maarso ee 2014-kii wuxuu Ruushku weerar ku qaaday bariga Ukraine isagoo dunidii oo is eegaysa ka goostay gobolka istaraatijiga ah ee Crimea oo ah jasiirad u eke dhaca afka ay Ruushku ka qaaqamaan Black Sea. Ruushku intaa ugama harine wuxuu dhanka bari ee Ukraine ka abuuray gobollada […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72565,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Namnlos-98.png?fit=597%2C584&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-j0S","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73090"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=73090"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73090\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":73092,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/73090\/revisions\/73092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=73090"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=73090"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=73090"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}