Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":730,"date":"2018-06-02T11:06:29","date_gmt":"2018-06-02T10:06:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=730"},"modified":"2018-06-02T11:08:28","modified_gmt":"2018-06-02T10:08:28","slug":"la-yaab-sucuudiga-oo-qadar-tillaabo-millateri-ugu-hanjabey-haddii-ay-soo-iibsato-gantaalaha-s-400-yaa-ka-dhex-hadlaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/06\/02\/la-yaab-sucuudiga-oo-qadar-tillaabo-millateri-ugu-hanjabey-haddii-ay-soo-iibsato-gantaalaha-s-400-yaa-ka-dhex-hadlaya\/","title":{"rendered":"LA YAAB: Sucuudiga oo Qadar tillaabo millateri ugu hanjabey haddii ay soo iibsato gantaalaha S-400 (Yaa ka dhex hadlaya?)"},"content":{"rendered":"
(Riyaad) 02 Maajo 2018<\/strong> <\/span>– Saudi Arabia haya ayaa sida lasoo sheegayo ”tillaabo millateri” ugu hanjabtey dalka Qadar haddii ay soo iibsadaan hannaanka casriga ah ee daafaca gantaalaha ee Ruush sameega ah ee S-400, sida ku dhigan warsidaha Le Monde, oo soo xiganaya warqad uu Boqor Salmaan u qoray madaxtooyada Faransiiska.<\/div>\n
<\/div>\n
\n

Bishii Juun 2017, dalalka Saudi Arabia, Bahrain, the UAE, iyo Egypt, iyo dalal kale oo Khaliijka ka baxsan ayaa xiriirka diblomaasiyadeed u jaray dalka yar ee Qadar iyagoo ku eedeeyay in ay taageerto argagixisada iyo in ay ”faragelin” ku hayso arrimaha maxalliga ah ee dalalkaasi isla markaana taageerto dalka ay Sucuudiga xafiiltamaan ee Iiraan sida la yiri.<\/p>\n

Haatan waxay Riyaad ka walaacsan tahay in ay Dooxa soo iibsato hannaanka difaaca gantaalaha ee Ruushku sameeyo ee S-400 ee dhul ka cirka ah, iyadoo ku doodaysa inay taasi halis ku tahay \u201camaankeeda qaran\u201d<\/em> iyo midka dalalka Gacanka Persia.<\/p>\n

Sida ku cad xog uu helay warsidaha Faransiiska ah ee<\/a> Le Monde, Boqor Salmaan ayaa warqad uu u qoray madaxtooyada Faransiiska ku muujiyay ”walaaca qotada dheer” ee uu ka qabo qorshaha ay Dooxa ku doonayso inay kusoo iibsato S-400 iyadoo arrintaa haatan kala xaajoonaysa Mowscow.<\/p>\n

Danjiraha Qadar u fadhiya Ruushka\u00a0Fahad bin Mohammed Al-Attiyah ayaa bishii Jannaayo ee sanadkan ka dhawaajiyay in ay wada hadal meel wanaagsan maraya kula jiraan Ruushka oo ay kasoo iibsan karaan hub uu ka mid yahay Saamka S-400, kabka hubka, tababarka ciidamada iwm, kaasoo la saxiixay bishii Oktoobay 2017 markaasoo uu wasiirka gaashaandhigga Ruushka ee Sergey Shoigu uu booqday dalka Qadar.<\/p>\n

\n

‘Acquisition of this technology will limit degree with which US will feel comfortable in bringing additional technology into whatever country we are talking about’ https:\/\/t.co\/b56oumSyhX<\/a><\/p>\n

\u2014 RT (@RT_com) 1 juni 2018<\/a><\/p><\/blockquote>\n