Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":72351,"date":"2022-01-25T13:29:46","date_gmt":"2022-01-25T13:29:46","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=72351"},"modified":"2022-01-25T13:29:46","modified_gmt":"2022-01-25T13:29:46","slug":"waa-kuwee-saraakiishii-onlf-ee-qalbi-dhagax-kahor-itoobiya-loo-dhiibay-meelaha-laga-dhiibey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/25\/waa-kuwee-saraakiishii-onlf-ee-qalbi-dhagax-kahor-itoobiya-loo-dhiibay-meelaha-laga-dhiibey\/","title":{"rendered":"Waa kuwee saraakiishii ONLF ee Qalbi-dhagax kahor Itoobiya loo dhiibay?!! (Meelaha laga dhiibey?)"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 25 Jan 2022<\/strong><\/span> – Xubnaha Ururka ONLF ee muddada dheer dagaalka hubeysan kula jiray dalka Itoobiya ayaa marara badan laga soo qabtay gobollada Soomaalida iyaga oo loo dhiibay dowladda Itoobiya ee uu hoggaanka u hayey TPLF.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xubnaha ugu caansan shaqsiyaadka Itoobiya loo dhiibay waxaa ka mid ahaa C\/kariim Sheekh Muuse (Qalbidhagax).<\/p>\n<\/div>\n

\n

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliyana 2017-kii wuxuu sharci darro ku tilmaamay in dowladda Somalia ay Ethiopia u dhiibto Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ka tirsanaa saraakiisha ururka ONLF, wuxuuna u saaray guddi soo baaro qaddiyadda Qalbi-dhagax.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wuxuuna baarlamaanku xilligaa sheegay in hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugiddu ay kaligeed maareysay gudbintii Qalbi-Dhagax, iyadoo hay’addu aanay madaxda sare siin xog rasmi ah.<\/p>\n

Ilaa 5 sargaal oo kale oo sarsare ayaa 20-kii sano ee la soo dhaafay laga qabtay gudaha Soomaaliya, kuwaas oo laga qabtay magaalooyinka Hargeysa, Boosaaso, Gaalkacayo iyo Guriceel sida ay sheegeen ONLF.<\/p>\n

Waxaa sidoo kale jirey dad jabhadan ka tirsanaa balse aanan wax mas’uuliyad haynin jabhadan oo iyagana la dhiibay.<\/p>\n

Afhayeenka ONLF C\/ Qaadir Xassan Hirmooge ( Caddaani) wuxuu BBC uga warramay xubnaha ONLF ee la soo xiray xilligi ay dagaalka hubeysan kula jireen dowladda Itoobiya iyo goobaha laga soo xiray iyo waxa ay kala ahaayeen wuxuuna yiri sidatan:<\/p>\n

\n

Xubnaha Muqdisho laga soo dhiibay<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Hirmooge wuxuu sheegay xubnaha ONLF ee Muqdisho laga soo dhiibay iney ahaayeen Ca\/kariim Shekh Muuse Qalbi dhagax iyo qof kale loona gacan geliyey dowladda Itoobiya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Galmudug Xubnaha laga soo dhiibay<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Galmudug waxaa lagasoo dhiibay ayuu yiri 31 qof oo isku jiro mas’uuliyiin iyo xubno ONLF ka tirsan. Xubnaha golaha dhexe ee ugu muhiimsanna ee la xusi karana ay ka mid ahaayeen: Muxumed Anni, Mahad Cusmaan Ceelaabe (Dhabuuke), Axmed Maxamed (Beergeel).<\/p>\n<\/div>\n

\n

Jabuuti Xubnaha laga soo dhiibay:<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaa jiray iyaguna xubno ONLF ah oo dowladda Jabuuti ay ku wareejisay Itoobiya, waxayna tiro ahaan gaarayeen illaa 74 xubnood oo isugu jiray xubnaha ONLF iyo shacab caadi ah oo loo nisbeeyey iney ONLF ka tirsan yihiin, sida ay sheegeen madaxda ONLF xilliyo kala duwan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Afhayeenka ONLF ayaa sheegay in xubnaha Jabuuti laga soo dhiibaya uu ka mid ahaa Yuusuf Elji oo la soo dhiibay 1996-kii oo ahaa madaxa aagga Jarar ee Jabhadda, dagaalka ka horna ahaa guddoomiyaha Dhaxagbuur markii la soo xirayna la geliyey jeelka Diridhaba markii dambana halkaasi ku dhintay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xubnaha Puntland laga soo dhiibay<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Afhayeenka ONLF wuxuu sheegay in Puntland laga soo dhiibay 30 xubnood oo uu ka mid ahaa Cabdinuur Sooyaan oo guddiga fulinta ONLF ka amid ahaa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

2008-diina ururka ONLF wuxuu sheegay in laba xubnood oo kale oo ka tirsan Golaha Dhexe ee ururka ay maamulka Puntland u dhiibeen dowladda Itoobiya xilli ay booqasho ku marayeen Puntland.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Caddaani Hirmooge oo xilligaasi ahaa guddoomiye ku xigeenka ONLF oo BBC ka wareysatay xilligaa wuxuu sheegay in ragga loo dhiibay ay ku sugnaayeen dowlad goboleedka Puntland.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wuxuuna sheegay inuu ururkooda uu aad uga xun yahay ayna ka filaneyn sida uu sheegay in maamulka Puntland oo Soomaali ay raggaasi ku wareejiyaan waxa uu ugu yeeray cadowga Itoobiya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wasiirka Maaliyadda ee maamul goboleedka Puntland Maxamed Cali Yusuf (gaagaab) ayaa markiiba beeniyay eedeyn ay jabhadda ONLF u soo jeediyeen maamulkooda.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Maxamed Cali Yusuf oo wareysi siiyay BBC ayaa sheegay in wararkaasi aanay waxba ka jirin, isagoo intaa sii raaciyay inay ay tahay isku dir la isaga horkeenayo maamulkooda iyo dadka ku nool gobolka Soomaalida ee dalka Itoobiya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xubnaha Somaliland laga soo dhiibay:<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Caddaani wuxuu sheegay xubnaha ugu badan ee ONLF iyo dad shacabka ee Jabahadda lala xiriiriyey kuwoodi ugu badnaa in laga soo xiray Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wuxuuna sheegay in laga soo xiray 250 xubnood oo ay ku jiraan xubno golaha dhexe uu ka mid ahaa C\/llaahi Qaji iyo xubnaha kale ee ururka sida Bishaara Wacdi Shaqlane, Garjubbi iyo Xalliye.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Bishaaro Wacdi Shaqlane\u00a0<\/b>oo xubin sare ka ahayd Ururka Haweenka Ogadenya ee loo yaqaano (OWDA). Gabadhan oo ahayd ganacsato la qaddariyo oo Hargaysa dagganayd, iyada iyo caruurteedii Hargaysa u soo caratay inta aanay mamulka Somaliland gurigeeda ka qabanin.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Bishaaro ayaa ka soo carartay DDS cadaadiskii ka hayay dartii, waxayna iskaga diiwaan galisay hay’adda Qaxootiga ee UNHCR magaca ah (Shamsa Cabdulaahi Xirsi) si ay isaga qariso sirdoonka Itobiya oo xiriir adag kala dhaxeeyo maamulka Somaliland.<\/p>\n

\n

Xubnaha Kenya laga soo dhiibay<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

2006-dii magaalada Nairobi waxaa lagu xiray laba xubnood oo ka tirsanaa ururka ONLF.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xubnahaasi oo lagu magacaabo Sulub Cabdi Axmed iyo Cali Axmed Xuseen ayaa dhexdhexaadayaasha sare ee ururka ONLF xilli ay dowladda Kenya u gogol xaareysay wadahadal dhexmaro Itoobiya iyo ONLF.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ururka ONLF wuxuu afduubka xubnahaasi uu ku eedeeyey iney dowladda Itoobiya oo ay dagaalka kula jireen ka dambeysay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xubanaha kale ee Kenya laga afduubay balse ay booliska Kenya soo badbaadiyeenna waxaa ka mid ahaa Sanweyne iyo Xalliye oo labaduba ka tirsanaa ONLF.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Laba askari oo Boolis Kenyaan ah oo lagu magacaabo Painito Bera Ng’ang’ai iyo James Ngaparini ayaa lagu edeeyey iney raggaasi ONLF ka tirsan ay xadka Itoobiya geeyeen kaddibna ay ku wareejiyeen dowladda Itoobiya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Inkasta oo labadaasi askari oo kiiskaasi dacwad loo soo taagay lagu waayey maxkamaddana ay dacwaddooda laashay.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n

Maxay tahay ONLF ?<\/h2>\n<\/div>\n<\/div>\n
\n
    \n
  • Waa jabhad la asaasay sannadkii 1984tii oo sheegta inay u halganta xaqa ismaamulista ama madaxbannaanida dadka iyo dhulka Soomaaliyeed ee ay Itoobiya maamusho.<\/li>\n
  • Jabhadda Xoreynta Ogaden ayaa waxa ay muddo dheer la dagaalamaysay dowladda Itoobiya, waxaana jira weeraro badan oo dowladda Itoobiya ay ku eedeysay jabhadan.<\/li>\n
  • Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegtay in la wiiqay awooddii ONLF ee gudaha.<\/li>\n
  • Waxaa jabhadda guddoomiye ka ah Cabdiraxmaan Sheekh Maadeey oo horey u ahaan jirey taliyihii ciidammada badda Soomaaliya,<\/li>\n
  • Sannadihii dhawaa waxa ay dirir u dhaxaysay ciidamadda jabhadda iyo kuwa dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,<\/li>\n
  • ONLF oo muddo dheer dagaal kula jirtay Itoobiya ayaa sanado ka hor heshiis la gashay Itoobiya, waxana loo diiwaangaliyay in ay noqoto xisbi siyaasadeed, inkasta oo aysan ka qeybgalin doorashooyinkii labada heer ee dhowaan dhacay.<\/li>\n<\/ul>\n<\/div>\n<\/div>\n

    Isha: BBC<\/p>\n

    Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

    (Hadalsame) 25 Jan 2022 – Xubnaha Ururka ONLF ee muddada dheer dagaalka hubeysan kula jiray dalka Itoobiya ayaa marara badan laga soo qabtay gobollada Soomaalida iyaga oo loo dhiibay dowladda Itoobiya ee uu hoggaanka u hayey TPLF. Xubnaha ugu caansan shaqsiyaadka Itoobiya loo dhiibay waxaa ka mid ahaa C\/kariim Sheekh Muuse (Qalbidhagax). Golaha Shacabka ee […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72352,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Flag_of_Ogaden_National_Liberation_Front2.svg_.png?fit=1200%2C800&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-iOX","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72351"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72353,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72351\/revisions\/72353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72352"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}