Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":72313,"date":"2022-01-24T11:27:00","date_gmt":"2022-01-24T11:27:00","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=72313"},"modified":"2022-01-24T11:29:08","modified_gmt":"2022-01-24T11:29:08","slug":"dalkii-ugu-dambeeyey-ee-maraykanka-la-olog-ah-oo-cabsi-ka-muujiyey-gantaal-ay-haystaan-ciidanka-badda-shiinuhu-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/24\/dalkii-ugu-dambeeyey-ee-maraykanka-la-olog-ah-oo-cabsi-ka-muujiyey-gantaal-ay-haystaan-ciidanka-badda-shiinuhu-sawirro\/","title":{"rendered":"Dalkii ugu dambeeyey ee Maraykanka la olog ah oo cabsi ka muujiyey gantaal ay haystaan Ciidanka Badda Shiinuhu + Sawirro"},"content":{"rendered":"

(Teipei) 24 Jan 2022<\/strong><\/span> – Gantaalka Cruise-ka ee YJ-12 ee ay haystaan Ciidanka Badda Shiinaha ayaa loo arkaa mid ka mid ah kuwa\u00a0 ugu wax ku oolsan<\/a>\u00a0uguna awoodda badan ka-hortagga maraakiibta\u00a0 adduunka, isagoo 4 jeer guuxiisa ka dheereeya islamarkaana wax ka dili karaa masaafo dhereran 400km halis waynna ku ah wax kasta oo saaran oogada badda.<\/p>\n

xawaaraha Mach 4 oo aad u sarreeya iyo masaafo dhan 400km iyo jihada qulqulka badda si uu khatar weyn ugu hayo maraakiibta dusha sare ee cadowga.<\/p>\n

Waxaa loo maleeynayaa in uu soo galay adeegga Ciidanka Shiinaha ku dhowaad horraantii 2014-kii, gantaalkan ayaana loo arkaa in uu yahay halis horudhac ah oo ku wajahan Maraykanka iyo maraakiibta dagaalka ee xulafada la ah haddii ay dhacdo iskahorimaad lala galo PLA.<\/p>\n

Gantaalkani waxa uu bandhig fooska ka leeyahay gantaalaha reer galbeedka ee isaga u dhigma sida Harpoon iyo Exoset kuwaas oo ay si weyn ugu tiirsan yihiin Maraykanka iyo xulafadiisu.<\/p>\n

Kaddib markii ay sare u kacday xiisadda ka taagan marin-biyoodka Taiwan Strait, taliyeyaasha Ciidamada Badda Taiwan Chen Yi-cheng iyo Luo Zhen-yu ayaa ka digay in gantaalka YJ-12 uu caqabad wayn ku yahay Ciidamada Badda Taiwan hadii uu dagaal ka dhaco marinkan ciriiriga ah.<\/p>\n

Writing for the Taiwanese military’s bimonthly Navy Professional journal they stressed: “The Taiwan Strait is no longer a natural barrier to deter a growing and powerful PLA from across the waterway, and none of the Taiwan warships is able to deal with the powerful YJ-12.<\/p>\n

Maqaal ay ku qoreen joornaalka Ciidamada Badda ee Taiwan ee laba biloodlaha ah ee Navy Professional, waxay ku nuuxnuuxsadeen: “Marinka Taiwan hadda kaddib masii noqon doono caqabad dabiici ah oo aannu uga hortagno PLA-da xoogga badan, mana jiro markab dagaal oo ay leedahay Taiwan oo awood u leh inay la tacaalaan gantaallka YJ-12 ee xoogga badan.”<\/p>\n

In such a military disparity, the Taiwanese military has to carefully assess its position and try to come up with innovative and asymmetric strategies to hit the enemy’s weakness.”<\/p>\n

”Marka uu jiro kala duwanaanshiyaha millatari ee noocaas ah, Ciidamada Taiwan waa inay si taxadar leh u qiimeeyaan booskooda oo ay isku dayaan inay la yimaadaan xeelado iyo istaraatijiyado cusub oo aan toos ahayn si ay cadowga ugu dhuftaan meelaha uu ka liito.” ayay raaciyeen.\u00a0<\/span><\/p>\n

Kaanga darane gantaalka la sheegayaa maba aha midka haatan ugu daran kuwa kuruuska ah ee badda ee waxaa sidoo kale jira YJ-18 kaasoo ay isla Shiinuhu samaysteen oo wax ka dili kara 550-600km kaasoo ay sidaan maraakiibta dagaalka ee Type 055<\/a> iyo Type 052D ee wax burburiya.<\/p>\n

\"\"
YJ-12<\/figcaption><\/figure>\n
\"\"
YJ-18<\/figcaption><\/figure>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Teipei) 24 Jan 2022 – Gantaalka Cruise-ka ee YJ-12 ee ay haystaan Ciidanka Badda Shiinaha ayaa loo arkaa mid ka mid ah kuwa\u00a0 ugu wax ku oolsan\u00a0uguna awoodda badan ka-hortagga maraakiibta\u00a0 adduunka, isagoo 4 jeer guuxiisa ka dheereeya islamarkaana wax ka dili karaa masaafo dhereran 400km halis waynna ku ah wax kasta oo saaran oogada […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72314,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/s-6.jpeg?fit=689%2C420&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-iOl","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72313"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72313"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72317,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72313\/revisions\/72317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}