Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":72307,"date":"2022-01-24T10:52:54","date_gmt":"2022-01-24T10:52:54","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=72307"},"modified":"2022-01-24T10:52:54","modified_gmt":"2022-01-24T10:52:54","slug":"fiisikadu-waxay-qeexdaa-xeerarka-caalamka-ma-noolaha-ah-aqoonta-noole-baradkuna-waxay-qeexdaa-xeerarka-caalamka-noolaleyda-cashar-cilmi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/24\/fiisikadu-waxay-qeexdaa-xeerarka-caalamka-ma-noolaha-ah-aqoonta-noole-baradkuna-waxay-qeexdaa-xeerarka-caalamka-noolaleyda-cashar-cilmi-ah\/","title":{"rendered":"”Fiisikadu waxay qeexdaa xeerarka caalamka ma-noolaha ah, aqoonta noole-baradkuna waxay qeexdaa xeerarka caalamka noolaleyda” – Cashar cilmi ah"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 24 Jan 2022<\/strong><\/span> – Haddii aqoonta fiisikada ay tahay mid inoo-qeexda xeerarka caalamka ma-noolaha ah, aqoonta noole-baradkuna ay tahay mid iyana inoo-qeexda xeerarka caalamka noolaleyda, aqoonta gibil-baradku waxay inoo qeexeysaa walxaha labada caalam iyo dhalan-rogadkooda. Waxay markaas inoo-soo bandhigeysaa muuqaal qaabka ugu sareeya, iyada oo kaalin mug weyn ka qaadaneysa fahamka dhacdooyinka maaddiga ah. Isla-markaas nagu saacideysa awooddayada tabarta-yar sidii aanu ula tacaamuli lahayn walaxda, dabadeed u adeegsan lahayn una xakamayn lahayn.<\/p>\n Arimaha ay kiimikada ina barayso waxaa kamid ah quruxda ay walaxdu ugu dhalan-rogato xaaladaheedan saddexda ah. Arintaasi maahan is-beddel kiimiko ah, bal waa dhalan-rogad ku imanaya hab fiisiko ah. Maxaa-yeeley marka ay walaxdu is-rogeyso, hantideeda asaaska ah (curiyaha) kuma dhacayo wax is-beddel ah oo sidiisii ayuu ahaanayaa. Dhalan-rogadka xaaladda walaxda waxay ka imanaysaa iyada oo dibadda laga soo fara-geliyo walaxdii. Markaas ayaa waxaa dhacaya in walaxdii ay ama tamar ku kororto ama ay tamar ka dhinnaato. Waa halka ay Soomaalidu ka yiraahdaan: Meel qaylo ka yeedhey ama waxbaa ku dheeri ah ama waxbaa ka dhiman.<\/p>\n Waxaa kale oo dhalan-rogadka walaxda uu ka imanayaa in walaxdii ama la cadaadiyo oo la caburiyo ama la dhaqaajiyo oo ay xawaareyso. Waxaa jira arimo u sabab noqon-kara in xaaladda walaxdu ay u dhalan-rogato xaalad kale. Xaaladahaas oo toddoba ah waaxy kala yihiin:<\/p>\n<\/div>\n 7)<\/strong> Xaalada Is dul-saarka (Deposition State): Magacu wuxuu ka yimid walax xaalad hoose ka kacaya oo dusha u baxaya. Waa habka ay walaxdu ka guurto xaaladda hawada ah, iyada oo si toos ah ugu dhalan-roganeyso xaaladda adkaha ah. Waxaa halkaas ka baxaya xaaladda dareeraha ah oo walaxdu ay sii mari lahayd marka ay u kala gudbeyso labada xaaladood. Tusaale-dhig, iyada oo hawadu ay aad u qabowdahay marka qaacu uu ka soo baxo meel aad u kulul, waxay markiiba noqonayaan geyro (Frost) oo ka kooban baraf yar-yar. Geyradaas waxay ka muuqataa caleemaha dhirta dushooda.<\/span><\/p>\n<\/div>\n Suuradda Aala-Cimraan, aayadda 47-aad<\/p>\n Qore:<\/strong> Dr. Saadiq Enow<\/p>\n<\/div>\n Saadiq.enow@gmail.com<\/p>\n Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":" (Hadalsame) 24 Jan 2022 – Haddii aqoonta fiisikada ay tahay mid inoo-qeexda xeerarka caalamka ma-noolaha ah, aqoonta noole-baradkuna ay tahay mid iyana inoo-qeexda xeerarka caalamka noolaleyda, aqoonta gibil-baradku waxay inoo qeexeysaa walxaha labada caalam iyo dhalan-rogadkooda. Waxay markaas inoo-soo bandhigeysaa muuqaal qaabka ugu sareeya, iyada oo kaalin mug weyn ka qaadaneysa fahamka dhacdooyinka maaddiga ah. […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72308,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Namnlos-76.png?fit=1535%2C1063&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-iOf","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72307"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72307"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72309,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72307\/revisions\/72309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72308"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}