Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":72281,"date":"2022-01-23T11:15:57","date_gmt":"2022-01-23T11:15:57","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=72281"},"modified":"2022-01-23T11:15:57","modified_gmt":"2022-01-23T11:15:57","slug":"turkiga-oo-samaystay-daafac-cireed-hurdo-laaan-ku-ridey-galbeedka-israel-daawo-sida-uu-u-shaqeeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/23\/turkiga-oo-samaystay-daafac-cireed-hurdo-laaan-ku-ridey-galbeedka-israel-daawo-sida-uu-u-shaqeeyo\/","title":{"rendered":"Turkiga oo samaystay daafac-cireed hurdo la’aan ku ridey Galbeedka & Israel (Daawo sida uu u shaqeeyo)"},"content":{"rendered":"

(Ankara) 23 Jan 2022<\/strong><\/span> – Turkey ayaa samaysanaya hannaanka daafaca gantaalaha kaasoo ay xitaa uga maarmi karaan kuna bedeli karaan hannaannada noocaa ah ee haatan dunida ugu casrisan sida S-400 oo Ruushku leeyahay & Patriot oo Maraykan-samee ah.<\/p>\n

Turkiga ayaa meel wanaagsan marsiinaya gantaalaha loo yaqaan dhul-ka-cirka ah ee HISAR iyo SIPER, sida ay faafinayso saxaafadda Turkiga sida Daily Sabah.<\/p>\n

Turkiga ayaa xitaa tijaabiyey noocyada HISAR A+ & HISAR 0+ oo ay isla sameeyaan ASELSAN & ROKETSAN, isagoo ku bartilmaameedsanaya walxo ku socda xawaare aad u sarreeya islamarkaana joog sare ku duulaya, iyadoo hannaanka SIPER uu Turkigu kaga maarmi karo S-400 & Patriot.<\/strong><\/p>\n

Turkiga ayaa la sheegay in agabkan uu si buuxda u dhamaystirayo 2023 isagoo markaa kaddib yeelan doona awood cireed ugub ah oo uu hawadiisa kaga difaaci karo wax kasta oo soo gala marka ay soo jiraan meel ka fog 25 km, gaar ahaan gantaalka HISAR-0.<\/p>\n

Turkiga ayaa sidoo kale ku fooggan inuu samaysto hannaan difaac cireed oo la xaali kara gantaalaha baalistigga ah oo ay adag tahay in la qabto maadaama ay marka la gano galaan hawada sare kaddibna ay soo hoobtaan iyagoo samaynaya hab-dhaqaaq sida dallada oo kale ah iyagoo adeegsanaya xawaarohooda iyo cufus-jiidadka dhulka, taasoo aad u adkaysa in xitaa waqti ku filan uu ku arko raadaarku, sida uu sheegay Anil Sahin oo ah cilmi baare ka tirsan Wershadaha Hubka ee Turkiga.<\/p>\n

Hannaankan uu Turkigu dhisay ayaa mar qura toogan kara 9 bartilmaameed isagoo wax ka dili kara wareeg buuxa oo ah 360 digrii.<\/p>\n

Dalal badan oo reer Galbeed<\/a><\/strong> ah iyo Israel oo gobolka ku taalla ayaa horay dhowr mar walaac uga muujiyey<\/strong> <\/a>cududda isa soo taraysa ee Turkiga oo higsanaya inuu kaba maarmo hubka uu dibedda kasoo iibsado, isagoo haatan ugu yaraan 65-70% samaysta hubkiisa.<\/p>\n