Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":72082,"date":"2022-01-19T14:43:05","date_gmt":"2022-01-19T14:43:05","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=72082"},"modified":"2022-01-19T14:45:35","modified_gmt":"2022-01-19T14:45:35","slug":"qiso-ka-dhacday-garoonka-aadan-cadde-oo-u-baahan-in-deg-deg-wax-looga-qabto-waa-arrin-soo-noqnoqota","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/19\/qiso-ka-dhacday-garoonka-aadan-cadde-oo-u-baahan-in-deg-deg-wax-looga-qabto-waa-arrin-soo-noqnoqota\/","title":{"rendered":"Qiso ka dhacday Garoonka Aadan Cadde oo u baahan in deg deg wax looga qabto (Waa arrin soo noqnoqota)"},"content":{"rendered":"
\n

(Muqdisho) 19 Jan 2022<\/strong><\/span> – Waxaan saaran nahay diyaaradda Daalo. Waxaan ku soconnaa Dubai. Qofba mar bay soo gelaysaa oo kursigeeda, ama mid ay iska dooratay oo mar dhow laga kicin doono fariisanaysaa.<\/p>\n

Mar ay soo wada koreen dadkii socotada ahaa baa waxaa yimid nin\u2026 Sidii uu u soo socday buu istaagay safkii naga horeeyay oo uu la hadlay haweeney fadhida dhanka daaqadda, asiga oo kor, si canaan iyo amar ku dheehan tahay ku leh \u201cKEEN BAASABOORKAAGA!\u201d<\/p>\n<\/div>\n

Waxaan isweydiinayaa maxay samaysay? Haddii laga shakiyay muu si degan \u201cyara soo deg\/soo bax\u201d yiraahdo\u2026 waa yaabannahay badankeen. Haweenaydii oo naxday baa la hadashay qof saf naga danbeeya fadhiya oo tiri ”baasaboorkii\u2026?!!”<\/div>\n

Waxay dhihi lahaydba ninkii baa hadalka qaatay oo si kulul ugu yiri qofkii ay la hadashay \u201cMa adaa u haya baasaboorkeedii?\u201d Qofkii baa yiri \u201cMaya, markii la baarayay baan u dhiibay.\u201d<\/p>\n

Ninkii intuu ku soo jeestay haweeneydii buu sidii ay ilmo yar tahay canaan dhegaha ugu shubay, ayada oo ku celcelinaysa \u201cmarkuu ii dhiibay ayaa ninkii wax baarayay iga qaaday, waxaan u haystay in uu soo qaaday asigu.\u201d<\/p>\n

Anigu waxaan la yaaban ahay qofkan oo waxaan isweydiinayaa ma askari baa? Ma hawlwadeennada dayuuraddaa? Waa kuma? Dharka uu sitaa waxa uu u egyahay xamaaliga madaarka jooga. Taloow waa ayo? Muxuu ku jaystaa haweeneyda?<\/p>\n

Maskaxdayda oo weydiimo badan isweydiinaysa codka ninku isticmaalayo darteed, oo Aan marnaba filanayn waxa xiga ayuu inta soo saaray baasaboorkii gabadha ku yiri \u201cMar danbe ha ka tegin\u201d! YASSIR ALLE! Ninku asigaaba sida oo u ka soo qaaday sarkaalkii ay uga soo tagtay.<\/p>\n

Hagaag. Qofku qof kale ayay isku hallaysay oo waxay u egtahay mar dhoof ama weli ma aysan fahmin sida laga rabo marka baaritaanka gegida dayuuradaha la marayo.<\/p>\n

Ninkii markuu baxay baan anaga oo dhowr ah is dhahnay \u201cninku uma baahnayn in uu wadnaha gooyo, calaashaan khalkhal bado maskiinta, saa waxaa ku fillayd \u201cwalaal waxaad soo iloowday ama ka soo tagtay baasaboorkaadii ee qabso oo ilaali in aadan mar danbe ka tegin\u201d! MAYA ee waxa uu ka doorbiday in uu ku qayliyo.<\/p>\n

Kaba darane, islaan waayeel ah ha ku soo biirto hadalkii ee ha tiraahdo: ”Maxaad ka hadlaysaan, ninku si wacan buu yeellay oo wuuba u naxariistay. Waayo anigu dharbaaxaan dhabanka soo jari lahaa haddaan asiga ahay.\u201d<\/p>\n

Annaga oo yaabban baa weydiinay oo sabab? Ku teen: MAR DANBE AYEEYSAN KA TEGI DOONIN!\u201d<\/p>\n

Dhacdadan ma la dhihi karaa waxay muujinaysaa In Soomaalida qaar ay aamin yihiin garaac\/ dil\/ canaan\/ qaylo oo keliya ayaa wax abaabiya\/tababara ama noqon kara tusaaleyn?<\/p>\n

Guud ahaan hab-dhaqanka howlwadeennada Garoonka ayay marar badan dadwaynuhu ka sheegtaan, iyadoo dadka loo wajaho qaab hujuumi ah oo ka maran xirfadda, fahamka, damqashada iyo dhimrinta.<\/p>\n

\n

Akhriste adiga maxay kula tahay?<\/p>\n

W; Q:<\/strong> Luul Kulmiye<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 19 Jan 2022 – Waxaan saaran nahay diyaaradda Daalo. Waxaan ku soconnaa Dubai. Qofba mar bay soo gelaysaa oo kursigeeda, ama mid ay iska dooratay oo mar dhow laga kicin doono fariisanaysaa. Mar ay soo wada koreen dadkii socotada ahaa baa waxaa yimid nin\u2026 Sidii uu u soo socday buu istaagay safkii naga horeeyay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72083,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Namnlos-58.png?fit=877%2C491&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-iKC","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72082"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72082"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72082\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72088,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72082\/revisions\/72088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}