Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":72018,"date":"2022-01-18T13:10:46","date_gmt":"2022-01-18T13:10:46","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=72018"},"modified":"2022-01-18T13:10:46","modified_gmt":"2022-01-18T13:10:46","slug":"soomaali-isku-hor-ceebaysay-danjiraha-cusub-ee-sucuudigu-usoo-diray-somalia-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/18\/soomaali-isku-hor-ceebaysay-danjiraha-cusub-ee-sucuudigu-usoo-diray-somalia-sawirro\/","title":{"rendered":"Soomaali isku hor ceebaysay Danjiraha cusub ee Sucuudigu usoo diray Somalia + Sawirro"},"content":{"rendered":"
\n

(Muqdisho) 18 Jan 2022<\/strong> <\/span>– Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee DF Somalia, Cabdi Saciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomey Danjiraha cusub ee Boqortooyada Sucuudigu u soo magacawday Soomaaliya, Axmed Bin Maxamed Almowallad.<\/p>\n<\/div>\n

”Danjiraha cusub ee Dowladda Sucuudiga Mudane Axmed Bin Maxamed ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda la wadaagay dadaalka uu ku bixin doono adkaynta xiriirka diblomaasiyadeed iyo wax-wada-qabsiga ka dhexeeya Labada Dowladood iyo Labada shacab ee saaxiibbada ah, isaga oo ka mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee loo sameeyey.<\/p>\n

”Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay sidii ay Soomaaliya iyo Sucuudigu u xoojin lahaayeen xiriirkooda soojireenka ah iyo iskaashiga Labad Dowladood ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, ganacsiga, arrimaha bulshada iyo siyaasadda.” ayaa lagu yiri qoraal lasoo dhigay degellada WAD Somalia.<\/p>\n

\n

Yeelkeede, midda ugu darani waa sida liidata ee ay Soomaalidii ra’yiga dhiibanaysey ay uga fal-celiyeen sinjiga Danjiraha cusub ee Sucuudiga oo ay kula kacayeen cunsuriyad ka dhan ah midabkiisa madow, tiiyoo ay jirto inay Somalia tahay dal madow ah.<\/p>\n

Dadka qaarkood ayaa xitaa u gefayey degmooyin iyo meelo ka tirsan isla dalka Somalia, taasoo muujinaysa sida uu u liito wacyiga dad badan oo Soomaali ah oo u baahan baraarujin aad u badan iyo tacliin toos ah, iyadoo ay yaab leedahay haddii uu aqriyo waxa ay ku hadlayaan Soomaalidu.<\/p>\n