Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":7196,"date":"2018-08-09T12:01:11","date_gmt":"2018-08-09T11:01:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=7196"},"modified":"2018-08-09T12:01:11","modified_gmt":"2018-08-09T11:01:11","slug":"ka-faaiidayso-yaa-is-jecel-lamaanayaasha-murma-kuwa-aan-marna-doodin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/08\/09\/ka-faaiidayso-yaa-is-jecel-lamaanayaasha-murma-kuwa-aan-marna-doodin\/","title":{"rendered":"KA FAA’IIDAYSO: Yaa is jecel lamaanayaasha MURMA & kuwa aan marna DOODIN?"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 09 Agoosto 2018<\/strong> <\/span>– Daraasado macnawi ah (Psychological studies) oo la sameeyay ayaa muujinaya xiriirrada bilaa muranka ah ee deggani ay muujinayaan is xiisayn la’aan iyadoo xiriirrada ay lamaanayaashu doodaan ay muujinayaan in ay labada qof is jecel yihiin, sida ay daraasadani sheegayso.<\/p>\n

Sida uu helay web ah nooca lagu haasaawo, 44% lamaanayaasha is qaba ayaa isku raacay in dagaalka iyo muranka ka dhex dhaca lamaanuhu uu gacan ka gaysto \u201cinuu furnaado khadka wada hadalku,\u201d ayna taasi muujinayso is danayn.<\/p>\n

In la isu qoslo iyadoo aan dhab ahayn si uu qofba kan kale uga ilaaliyo inuu foolka ku diiro ama la is qabto ayay daraasaddani sheegaysaa inay marka dambe keento caajis iyo xiriirka oo burbura marka ay badato xumaanta aan la isu sheegaynin ee niyadda la iskugu hayo, waxaana muhim ah in xal la raadiyo halkii dareennada la xakamayn lahaa.<\/p>\n

Dana Ward, oo xiriirrada kala taba bixisa, ayaa lafa gurkeeda ku sheegtay: \u201cIn dagaalku uu caadi yahay, iyadoo laakiin soo jeedisay in ismaandhaafku uu noqdo wax micne sax ah ku fadhiya, balse aan guud ahaan in la doodo loo arkin wax xiriirka u xun.\u201d<\/p>\n

Yeelkeede, waxaa lasoo jeedinayaa in si kasta iyo wax kastoo dhaca, laga fogaado aflagaaddada, doodaha xushmad darrida ah, dadka kale oo la is barbardhigo, wixii horay u dhacay oo lasoo qod qodo iwm, lagana doodo wax la taaban karo, si xal iyo xudduudo looga samaysto.<\/p>\n

Qoraaga The Starter Marriage and the Future of Matrimony, Pamela Paul, ayaa sharraxaysa: \u201cIs qaadashada astaamaha shakhsiga ah, sida waxa uu qofku rumaysan yahay, wixii niyaddiisa ku jira iyo qiyamkiisu waxay soo baxaan marka la doodo, waayo waa xilliga uusan qofku qarsan karin dareenkiisa.\u201d ayay tiri Pamela.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 09 Agoosto 2018 – Daraasado macnawi ah (Psychological studies) oo la sameeyay ayaa muujinaya xiriirrada bilaa muranka ah ee deggani ay muujinayaan is xiisayn la’aan iyadoo xiriirrada ay lamaanayaashu doodaan ay muujinayaan in ay labada qof is jecel yihiin, sida ay daraasadani sheegayso. Sida uu helay web ah nooca lagu haasaawo, 44% lamaanayaasha is […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7197,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/B-66.jpg?fit=709%2C400&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-1S4","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7196"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7196"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7198,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7196\/revisions\/7198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}