Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":71947,"date":"2022-01-17T10:24:24","date_gmt":"2022-01-17T10:24:24","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=71947"},"modified":"2022-01-17T10:26:18","modified_gmt":"2022-01-17T10:26:18","slug":"wax-la-ogow-sababta-ay-carmasha-caddaanka-ihi-uga-carartay-dalka-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/17\/wax-la-ogow-sababta-ay-carmasha-caddaanka-ihi-uga-carartay-dalka-somalia\/","title":{"rendered":"Wax badan ka ogow sababta ay ”Carmasha Caddaanka” ihi uga carartay dalka Somalia"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 17 Jan 2022<\/strong><\/span> – Haweeneyda argagixisannimada ku eedeysan ee loogu doon doonista badan yahay caalamka oo dhan, Samantha Lewthwaite oo dunida looga garan ogyahay (White Widow – Carmalida Caddaanka ah) ayaa la soo tebiyay in ay Soomaaliya ka carartay kaddib markii uu furay ninkeedii Soomaaliga ahaa, sida ay ku warameen qaar ka mid ah warbaahinta UK iyo Kenya.<\/p>\n<\/div>\n
Warbixin ay daabaceen qaar ka mid ah wargeysyada ugu waaweyn dalka UK, oo uu ku jiro Daily Mirror ayaa lagu sheegay in Samantha Lewthwaite ay mar kale baxsad tahay kaddib markii ay kala tageen hoggaamiye ka tirsan kooxda al-Shabaab oo magaciisa lagu sheegay Xasan Macallim Ibraahim.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Markii ay kala tageen ninkii qabay, iyadoo weli ku sugan Soomaaliya, ayay Lewthwaite, oo ku jirta liiska dadka loogu raadinta badan yahay caalamka, weysay xuquuqdii ilaalinta ee ay ku heysatay dhulka howdka ah ee ay ku sugnayd.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Iyada iyo Sheekh Xasan xiriirkoodii wuu soo afjarmay – waxaa la aaminsan yahay inay is fureen. Qoyskiisa ayay ka heysan jirtay ilaalo inta ay ku sugneyd dhulka aan la geli karin ee ku yaalla Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Balse hadda ma jirto cid soo dhaweyneysa, waxayna dib ugu laabatay deegaannada ay al-Qaacida maamulaan ee ku yaalla waddanka Yemen. Waxa ay halkaas ku tagtay doon,” ayaa lagu yiri warbixinta wargeysyada oo lagu soo xigtay saraakiil amni oo Soomaali ah.<\/p>\n<\/div>\n