Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":71909,"date":"2022-01-16T13:28:49","date_gmt":"2022-01-16T13:28:49","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=71909"},"modified":"2022-01-16T13:36:44","modified_gmt":"2022-01-16T13:36:44","slug":"daawo-xildhibaan-abiib-oo-taageerayaal-badan-kasbaday-halka-ay-dadwaynuhu-ka-xumaadeen-arrin-uu-sameeyey-barkhad-batuun","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/16\/daawo-xildhibaan-abiib-oo-taageerayaal-badan-kasbaday-halka-ay-dadwaynuhu-ka-xumaadeen-arrin-uu-sameeyey-barkhad-batuun\/","title":{"rendered":"DAAWO: Xildhibaan Abiib oo taageerayaal badan kasbaday halka ay dadwaynuhu ka xumaadeen arrin uu sameeyey Barkhad Batuun"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Jan 2022<\/strong>\u00a0<\/span>\u2013 Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo caan ku ah magaca \u201dXidhibaan\u00a0Ooyaaye\u201d<\/em>, ayaa ka mid ah laba xildhibaan oo shalay uu gacan ka hadal ku dhexmaray Baarlamanka Somaliland gaar ahaan Aqalka Wakiillada, waxaana gacan qaadka lagu bilaabay Abiib oo markiiba isaga la qabtay.<\/p>\n

Xildhibaan Abiib ayaa se taageero badan ka kasbaday dadwaynaha marka ay timaado nooca uu ahaa ra’yigii uu kusoo bandhigay qaacada Aqalka Wakiillada oo xitaa marka laga soo tago in loo gacan qaaday misna bannaanka looga saaray.<\/p>\n

Abiib ayaa ku doodayey in miisaaniyadda isagoo si faahfaahsan uga hadlay in mashaariicda horumarka oo horay loo sheegay inay yihiin 34% haatan lagu soo koobay 7% oo qura, in canshuuraha laga dhimay shirkadaha waawayn laguna kordhiyey dadka caadiga ah, wuxuu kaloo ka hadlay dakhli badan oo aan lasoo raacinin odoroska miisaaniyaddii shalay laga doodayey sida; in haamaha shidaalka ee Berbera ay ku maqan tahay ugu yaraan hal milyan oo doollar, dakhliga Garoonka Hargaysa ku maqan iyadoo mid hor leh looga qoondaynayo garoonka, dakhliyada ku maqan Dekedda Berbera iyo kastamada Somaliland iwm.<\/p>\n

Abiib wuxuu kale oo ka hadlay caafimaadka oo ay haween badani umul-raacdaan adeeg xumo caafimaad darteed, in canshuurta shacabka laga dhimo. Wuxuu sheegay in dakhliyada qaar aan 3 sanadood lasoo xisaab celin.<\/p>\n

Dhanka kale, Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo ahaa midkii ugu taageerada badnaa xilligii doorashada ayaa dad badan shalay ku lumiyey arrin uu sameeyey. Waxaa ay kaamiradu qabatay Barkhad oo fadhiga ka istaagaya xilligii uu hadlayey Xil. Abiib.<\/p>\n