Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":71880,"date":"2022-01-16T09:38:32","date_gmt":"2022-01-16T09:38:32","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=71880"},"modified":"2022-01-16T09:38:32","modified_gmt":"2022-01-16T09:38:32","slug":"maamulka-degaanka-jigjiga-oo-qaaday-tillaabo-ay-tacaddiyo-ugu-gaysteen-xoolo-bahaahin-ah-sabab-yaab-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/16\/maamulka-degaanka-jigjiga-oo-qaaday-tillaabo-ay-tacaddiyo-ugu-gaysteen-xoolo-bahaahin-ah-sabab-yaab-leh\/","title":{"rendered":"Maamulka Degaanka Jigjiga oo qaaday tillaabo ay tacaddiyo ugu gaysteen xoolo bahaahin ah & sabab yaab leh"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 16 Jan 2022<\/strong> <\/span>– Jigjiga maalmihii u danbeeyey maamulka deegaanka ayaa gawracayey tiro xoolo ah oo ay sheegeen in ay ahaayeen ‘xoolo lagu soo daayey magaalada.’<\/p>\n<\/div>\n

\n

Falkan waxaa ka dhalatay hadalhayn iyo buuq ay dad badani ku dhalleecaynayaan tallaabada ay qaadeen maamulka magaalada Jigjiga.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Maamulka deegaanka ayaa se ku adkaysanaya in sida ay sameeyeen ay ahayd habkii saxda ahaa, iyaga oo ku eedeeyey dadka xoolaha leh in ay si qayral masuulnimo ah ugu soo daayeen magaalada iyana ay kaga jawaabi doonaan in la gawraco.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xoolahan ayaa sida oo kale maamulku sheegeen in ay daaqaan dhirta lagu beero hareeraha waddooyinka ee loogu tala galay bilicda magaalada.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Waa xoolo magaalada lagu soo dhex daaayey, wax xerooyinka xaafadaha ku yaallay aannu kala soo kaxaynay ma aha, oo inta dawladdu ay weerartay qof shakhsi ah xerada xoolihii ugu jiray kamaannu soo saarin, laakiin waa xoolo lagu soo deynayo magaalada, sidii magaaladu dooxooyinkii laa daaqsin geynayey ay tahay” ayuu BBC-da u sheegay duqa magaalada Jigjiga Cabdifataax Ibraahim Kacaan<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Bulshada dhib bay ku tahay, shilalka ay had iyo jeer sababayaan, hadday xagga bilicda tahay oo ay had iyo jeer ku xaarayaan waddooyinka iyo haddii ay tahay dhirtii qaaliga ahayd ee la soo iibiyey oo ay cunayaaan, dhirtaas oo magaalada qurxinteeda loogu talagalay” ayuu sii raaciyey duqa magaalada Jigjiga.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Duqa magaaladu waxa uu BBC-da sida oo kale u sheegay in tallaabbadan xoolaha lagu gowracayo ay ku timid wacyigelin laba sano ay wadeen balse ay shacabka dheg u dhigi waayeen.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Lixdan neef ayaa ay sheegeen in ay mariyeen ‘tallaabadii sharciga ahayd’.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\n
\".\"<\/picture><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>
Ariga wuxuu gacan ka geysanayaa in meesha laga saaro dhirta ugu soo jiidashada badan dabka<\/p>\n<\/figcaption><\/figure>\n<\/div>\n
\n

Magaalada Jigjiga ayaa sannad walba lagu beeraa dhir kala duwan iyada oo la doonayo in kor loogu qaado bilicda magaaladaas, sida oo kalena la doonayo in hadhsado.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Sidee ayay dadku u arkeen?<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Dadka magaalada ayaa arrintaasi dhiillo ka muujiyey, iyaga oo sheegay in habkan hab dhaama lagu xalliyo mushkiladdan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dadka deegaanka ayaana maamulka ugu baaqay in xoolaha xuquuqdooda la ilaaliyo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Runtii waxaan u arkaa in aysan ahayn go’aan hoggaamineed, waxayy samayn karaan nidaamyo kale oo lagu badbaadin karo dhirta xoolahana lagu siin karo xuquuqdooda” ayuu BBC-da u sheegay qof magaciisa ku sheegay Mahad Xasan Cabdi.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xoolahan dad baa lahaa waa hanti ummadi leedahay deegaanku wuxuu u badan yahay xoolo dhaqato, ma ay waayen xal aan kan ahayn. Tanna kuma joogsanayaan” ayuu yidhi qof kale oo ka mid ah dadka reer Jigjiga oo BBC-da la hadlay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Maamulka ayaa se ku andoocanaya in ay wacyigelin badan siiyeen muddo badanna ay la kulmayeen dadka xoolaha leh, horena ay u diiwaan geliyaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wixii hadda ka danbeeyana waxa ay sheegeen in xoolahaas la siin doono maxaabiista iyo dadka masaaakiinta ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Shalay neefkii ugu horreeyey ayaa lagu gawracay magaalada waxaana uu duqa magaaladu ku dooday ‘in gawracu ka mid yahay wacyigelinta’.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Isha:<\/strong> BBC Somali<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Jan 2022 – Jigjiga maalmihii u danbeeyey maamulka deegaanka ayaa gawracayey tiro xoolo ah oo ay sheegeen in ay ahaayeen ‘xoolo lagu soo daayey magaalada.’ Falkan waxaa ka dhalatay hadalhayn iyo buuq ay dad badani ku dhalleecaynayaan tallaabada ay qaadeen maamulka magaalada Jigjiga. Maamulka deegaanka ayaa se ku adkaysanaya in sida ay sameeyeen […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71882,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Namnlos-37.png?fit=892%2C485&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-iHm","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71880"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71883,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71880\/revisions\/71883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}