Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":71668,"date":"2022-01-11T08:52:05","date_gmt":"2022-01-11T08:52:05","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=71668"},"modified":"2022-01-11T08:52:05","modified_gmt":"2022-01-11T08:52:05","slug":"mw-maraykanka-oo-ammaan-dhaliil-iskugu-daray-rw-abiy-ahmed-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/11\/mw-maraykanka-oo-ammaan-dhaliil-iskugu-daray-rw-abiy-ahmed-sababta\/","title":{"rendered":"MW Maraykanka oo ammaan & dhaliil iskugu daray RW Abiy Ahmed & sababta"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 11 Jan 2022<\/strong><\/span> – Tani waxay daba socotaa warbixino sheegaya in in ka badan konton qof oo barokacayaal ah lagu dilay weerar xagga cirka ah oo Jimcihii ka dhacay waqooyi-galbeed ee Tigray.<\/p>\n<\/div>\n War ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Mareykanka uu soo dhaweeyay sii deynta hogaamiyayaasha mucaaradka, wuxuuna ballan qaaday in uu ka taageeri doono sidii nabad loogu dhameyn lahaa dagaalka lagula jiro fallaagada Tigrey.<\/p>\n<\/div>\n Xiriirka xukuumadaha Washington iyo Addis Ababa ayaan xumaaday ka dib markii ay dawladu ka carootay dhaleecayn isdaba joog ah oo loo jeediyay xad gudubyadii xuquuqul insaanka ee dhacay intii uu socday dagaalkii ay kula jirtay xoogagga iska caabinta ee Tigrey.<\/p>\n<\/div>\n Xaqiiqda ah in Joe Biden iyo Abiy Ahmed ay ka wada-hadleen khadka taleefanka ayaaa laga yaabaa inay calaamad u tahay horumarka. Warka kasoo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka ayaa lagu sheegay in labada hoggaamiye ay ka wadahadleen sidii loo dardargelin lahaa wada-hadallada ku aaddan xabbad-joojin laga wada-hadlo.<\/p>\n<\/div>\n Waxa ay sidoo kale sheegtay in dhawaan la sii daayay hogaamiyayaasha mucaaradka ay ahayd tallaabo wanaagsan. Laakiin mawduuca xasuuqa ayaa mar kale la soo qaaday.<\/p>\n<\/div>\n Waxaa sidoo kale kulanka uu Biden ku boogaadiyay sii deynta hogaamiyayaasha mucaaradka oo ku tilmaamey in ay ahayd tallaabo wanaagsan.<\/p>\n<\/div>\n Hase yeeshee mowdhuuca duqeynta ayaa markale walaac laga muujiyay iyadoo maalmo un ka hor ay soo baxeen warar sheegaya in in ka badan konton qof oo barakacayaal ah lagu dilay weerar ka dhacay waqooyi galbeed ee gobolka colaaddu daashatay ee Tigray.<\/p>\n<\/div>\n Dowladda Itoobiya ayaa sii deysay siyaasiyiin caan ah oo mucaarad ah, xilli dalkaasi uu xusayay ciidda Masiixiga ee Orthodox Christmas.<\/p>\n<\/div>\n Weriye caan ah isla markaana ah siyaasi Eskender Nega oo muddo ka badan 18 bilood xirnaa ayaa ka mid ah dadka la sii daayay. Waxaa xabsiga la dhigay bishii June sanadkii 2020 kaddib markii ay rabshado ka bilowdeen caasimadda Addis Ababa iyo gobolka ugu weyn dalkaas ee Oromia, kaddib dilka heesaagii caanka ahaa ee Hachalu Hundessa.<\/p>\n<\/div>\n Rabshadaha ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 200 oo qof. Siyaasiyiinta kale ee caanka ah ee la sii daayay waxaa ka mid ah Jawaar Maxamed iyo Bekele Gerba.<\/p>\n<\/div>\n Waxaa jiray baaqyo caalami ah oo soo laalaabtay kuwaasoo lagu doonayay in lagu xlaliyo dagaalka sokeeye ee uu dhiiggu ku daatay ee ka dhacay gobolka waqooyiga Itoobiya ku yaalla ee Tigray.<\/p>\n<\/div>\n Abiy Axmed ayaa sheegay in dowladdiisu ay arrintan u sameyneyso iyadoo dooneysa in la gaaro dib u heshiisiin qaran sarena loo qaado “midnimada”.<\/p>\n<\/div>\n Ciidamada dowladda ayaa mucaaradka la dagaallamayay muddo sanad ah, kaddib dagaal ka dhacay waqooyiga dalkaas oo ay ku dhinteen kumannaan qof.<\/p>\n<\/div>\n