Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":71637,"date":"2022-01-10T15:23:44","date_gmt":"2022-01-10T15:23:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=71637"},"modified":"2022-01-10T15:23:44","modified_gmt":"2022-01-10T15:23:44","slug":"waxaan-toosiyaa-kamasta-anigaana-iska-bilaabay-dhakhtar-qalliinno-nooc-cusub-ah-xamar-ka-bilaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/10\/waxaan-toosiyaa-kamasta-anigaana-iska-bilaabay-dhakhtar-qalliinno-nooc-cusub-ah-xamar-ka-bilaabay\/","title":{"rendered":"”Waxaan toosiyaa kamasta anigaana iska bilaabay!” – Dhakhtar qalliinno nooc cusub ah Xamar ka bilaabay"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 10 Jan 2022<\/strong><\/span> – Xarun ku taalla magaalada Muqdisho ayaa waxay dhowaan billowday qalliin qurxin ah oo sanqaroorka lagu dheereynayo, taas oo ay sheegtay inuu yahay mid ku cusub magaalada.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xaruntan oo lagu magacaabo Obesity Centre, isla markaana sanadkii hore laga furay magaalada Muqdisho ayaa waxay hore caan ugu ahayd qalliinka lagu weyneynayo bushimaha, taas oo dood badan ka dhalisay baraha bulshada.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dr. Kamaaludiin Cabdicasiis Jaamac oo ah milkiilaha xaruntan oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in habkan sanqaroorka lagu dheereynayo uu yahay hab aan qofka u keeneynin wax dhibaato ah, isla markaana sida uu sheegay looga maarmay qalliimada waaweyn.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Labo qeybood ayuu u kala baxaa, midna foodda hore ee sanka ayaa lagu sameeyaa qodbo, dabadeedna jirka ku milmaya oo aan dhibaato u keeneyn, tan kalena qeybta sanqaroorka ayaa waxaa lagu shubaa wax (implant) la dhoho oo qofka u sameynaya sanqaroorkii sanka oo kale oo muddona ku sii jiraya,” ayuu yiri.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Adduunka horumaray isbitaallada ugu badan ee furan waa kuwa la isku qurxiyo. Soomaalida dad aad ugu baraarugsan maaha, laakiin inay baahidan timaaddo waxaa keenay in dadku ay aad u soo fahmayaan, qofkii san gaabnaa inuu diidayo in Sangaab ama Sangaabo la yiraahdo<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"Obesity<\/picture><\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>OBESITY CENTRE<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Dhaqtarka ayaa sheegay in qudhiisa uu toddobaadkii la soo dhaafay isku sameeyay qalliinka, si uu dadka u tuso in wax uu isagu isku sameeyay aysan dhibaato lahayn. Wuxuu intaas ku daray inay xarunta yimaadaan dad badan oo doonaya in qalliinka lagu sameeyo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Bulshadeenna ayaa waxay yihiin dad wax walba ka aaminsan inay dhibaato leeyihiin. Anigau sanqaroor ma lahayn, oo sankeygu kamas ayuu lahaa, waxaan is iri qofkii ugu mudnaa ayaad tahaye inaad sameysato waxba maahee bal bulshadii ugu danee,” ayuu yiri.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Hannaankan oo uu Dr. Kamaaludiin sheegay in hore loogu sameeyay fannaankii caanka ahaa Michael Jackson ayaa wuxuu sheegay in qiimaha uu ku kacayo uu u dhaxeeyo $500-1000, balse uu qiimahaasi is bed beddelo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dr. Kamaaludiin ayaa sheegay inay xaruntu soo waddo adeegyo kale oo ay ka mid yihiin kuwo uu qofku jirkiisu ku caddeynayo, sida cirbado la isku durayo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xarunta ayaa sanadkii hore ay si ku meel gaar ah u xireen booliiska, taas oo uu Dr. Kamaaludiin sheegay in looga gol lahaa in lagu hubiyo adeegyada ay xaruntu sameyso, kaddibna dib loo furay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dhanka kale DR Caasha Cumar Kablow oo ah dhaqtarad ku takhasustay cudurrada haweenka isla markaana ka tirsan Jaamacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in habkaan lagu dheereynayo sanqaroorka aysan u muuqan mid shaqeyn karta, isla markaana ay halis ka dhalan karto.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Ma uusan sheegin magac rasmi ah oo loo yaqaanno habkaan uu yiri adduunkaa laga adeegsadaa, marka ma ila ah hab sax ah” ayay tiri Dr Caasha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxay sheegtay inay jiraan qalliimo caalamka laga yaqaanno oo meelaha jirka ee wax laga beddelayo sida sanka la geliyo waxyaabo kale, balse maaddada Hyalorunic Acid ee uu Dr. Kamaaludiin sheegay in lagu shubo sanqaroorka ay tahay maaddo dareere ah oo loo adeegsado in la mariyo meelaha qalliinka lagu sameeyay si aysan u adkaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Sanka wuxuu ka sameysan yahay laf iyo carjaw, intaasna midkoodna ma uusan dhihin waan gelinayaa,” ayay tiri.<\/p>\n

Isha:<\/strong> BBC Somali<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 10 Jan 2022 – Xarun ku taalla magaalada Muqdisho ayaa waxay dhowaan billowday qalliin qurxin ah oo sanqaroorka lagu dheereynayo, taas oo ay sheegtay inuu yahay mid ku cusub magaalada. Xaruntan oo lagu magacaabo Obesity Centre, isla markaana sanadkii hore laga furay magaalada Muqdisho ayaa waxay hore caan ugu ahayd qalliinka lagu weyneynayo bushimaha, […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71638,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/Namnlos-21.png?fit=800%2C455&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-iDr","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71637"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71639,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71637\/revisions\/71639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71638"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}