Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":71508,"date":"2022-01-08T11:23:35","date_gmt":"2022-01-08T11:23:35","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=71508"},"modified":"2022-01-08T11:23:35","modified_gmt":"2022-01-08T11:23:35","slug":"dad-afrikaan-ah-oo-qiray-hal-arrin-oo-aysan-iyagu-lahayn-balse-soomaalida-u-sahasha-inay-ganacsiga-ku-guulaystaan-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/01\/08\/dad-afrikaan-ah-oo-qiray-hal-arrin-oo-aysan-iyagu-lahayn-balse-soomaalida-u-sahasha-inay-ganacsiga-ku-guulaystaan-daawo\/","title":{"rendered":"Dad Afrikaan ah oo qiray hal arrin oo aysan iyagu lahayn balse Soomaalida u sahasha inay ganacsiga ku guulaystaan (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Jan 2022<\/strong><\/span> – Hilinka Youtube ee InAfrica ayaa barnaamij ka sameeyey ganacsiga Soomaalida ay sida sahalka ah u bilaabaan iyo sababta aysan Afrikaanku ugu gaarayn samaynta ganacsiyada yar yar.<\/p>\n

Tebiyaha barnaamijka ayaa soo qaatay ganacsiyada ay Soomaalidu ka sameeyeen meelo badan oo dunida ah min Bariga Afrika, Koonfurta ilaa Imaaraadka iyo Ameerika.<\/p>\n

Wuxuu xusay in Soomaalidu ay ganacsiga u bilowdo si ku dhisan aaminaad iyo kalsooni iyagoo aan inta badan raacin nidaamyada ciriiriga badan ee dulsaarka silsiladda oo kale ah wata ee ay u shaqeeyaan bangiyada Galbeedku, iyagoo haddii ay ku khasaaraanna ka socda, haddii ay ku faa’iidaana sii ballaarta.<\/p>\n

Wuxuu xusay in Afrika inteeda kale ay dhibaato uga dhacday dhanka aaminaadda oo udub u dhexaad u ah wax kasta, iyadoo ay dadkii barnaamijkan ka faallooday oo Afrikaan meelo kala duwan kala jooga u badani ay Soomaalida oo inta badan xumaan uun laga faafiyo u qireen inay yihiin dad u badan kuwo aamin ah.<\/p>\n