Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":70933,"date":"2021-12-25T11:10:29","date_gmt":"2021-12-25T11:10:29","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=70933"},"modified":"2021-12-25T11:11:43","modified_gmt":"2021-12-25T11:11:43","slug":"hal-natiijo-ah-oo-soo-noqnoqta-ayaa-ka-dhalata-nidaam-kasta-oo-kali-talisnimo-ku-dhisan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/12\/25\/hal-natiijo-ah-oo-soo-noqnoqta-ayaa-ka-dhalata-nidaam-kasta-oo-kali-talisnimo-ku-dhisan\/","title":{"rendered":"Hal natiijo ah oo soo noqnoqota ayaa ka dhalata nidaam kasta oo kali-talisnimo ku dhisan"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 25 Dis 2021<\/strong><\/span> – Taariikh iyo Dhacdo Waliba Xusuusteed .. Haweenaydii la oran jirey Indira Gandhi oo laba jeer Ra’iisal Wasaare ka noqotay dalka Hindiya 1966 illaa 1977 oo ay jagadaas haysay, oo haddana markale noqotay Ra’iisal Wasaare sannadkii 1980 illaa la dilay sannadkii 1984-kii ayaa buugeeda xusuus qorka ku xustay:<\/p>\n

Su’aal ay Aabeheed Jawara-lal Nehru mar weydiisay oo ay ku tiri: Aabbe Maxaa dhacaya haddii Ciidamada Milatariga ay la wareegaan awooda ama xukunka dalka?<\/p>\n<\/div>\n

Mudane Jawahar-laal Nehru oo ahaa Ra’iisal Wasaarihii ugu horeeyey dalka Hindiya oo su’aashaas gabadhiisa ka jawaabaya ayaa yiri sidan:<\/p>\n

Ciidamada haddii ay xukunka qabtaan waxaa imaaneysa teyda baan ku soconaya iyo kali talis, dabadeedna burbur ayaa ku yimaada dhaqaalaha dalka .. Indira Gandhi ayaa isla markiiba haddana tiri: oo Aabbe haddi dhaqaaluhu burburo maxaa dhacaya .. Jawahar-lal Nehru ayaa yiri: haddii Dhaqaaluhu markaa burburo, waxaa lumeysa akhlaaqda dadka .. Indira Gandhi iyadoo dhoosha ka qosleysa, ayey haddana tiri: oo maxaa dhacaya haddii Akhlaaqdu lunto.<\/p>\n

Jawahar-lal Nehru oo Jawaab siinaaya Gabadhiisa Indira Gandhi ayaa garaad sareeya ku yiri: oo maxaa u haray dal Ummaddisii akhlaaqdii dhawr-sanaanta ka lunto, wuxuu yiri ummad waa jiri-kartaa haddii soorta iyo cuntada noloshu ku yaraato, laakiin haddii akhlaaqdu luntu waxaa dhumaya kala garashada xumaanta iyo wanaaga, oo damiirka iyo xadaaradii dadka ayaa markiiba burburaaya.<\/p>\n

Waxaa meesha ka baxaya ayuu yiri adeegsiga Caqliga, Waxay bulshadu noqoneysaa Bahalo ka aradan akhlaaqda wanaagsan, dad cun ah oo ku xadgudba xuquuqda insaanka (Sharciga iyo cadaalada oo laga talaabsado, been la kala sheego, indhaha faraha la iska galiyo, Xusul Duub Qaraabasho ninba wuxuu heli karo, xatooyada xoolaha dadweynaha oo la xalaaleysto, Dil, Dhac, Kufsi, duhur cad la isu bareero iyo halyeeyadi, wax-garadkii iyo waayo-aragii oo dalka ka dhamaada iyo wax la mida) waxayna ummadaas qaranimadeeda iyo noloshooda ku dambeyneysaa karaama daro, baaba’, xishood la’aan iyo fasaadka oo bata ugu dambeyna dalkaas waxaa uu noqdaa Kudaafad ama qashin qub.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Xigasho:<\/strong> M Xaashi & Cabbdullaahi Colombo<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 25 Dis 2021 – Taariikh iyo Dhacdo Waliba Xusuusteed .. Haweenaydii la oran jirey Indira Gandhi oo laba jeer Ra’iisal Wasaare ka noqotay dalka Hindiya 1966 illaa 1977 oo ay jagadaas haysay, oo haddana markale noqotay Ra’iisal Wasaare sannadkii 1980 illaa la dilay sannadkii 1984-kii ayaa buugeeda xusuus qorka ku xustay: Su’aal ay Aabeheed […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":70936,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/s-4.jpeg?fit=598%2C405&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-is5","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70933"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=70933"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":70939,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/70933\/revisions\/70939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/70936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=70933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=70933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=70933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}