Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":70817,"date":"2021-12-21T09:23:45","date_gmt":"2021-12-21T09:23:45","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=70817"},"modified":"2021-12-21T09:23:45","modified_gmt":"2021-12-21T09:23:45","slug":"jilaaga-caanka-ah-ee-salmaan-khan-oo-lagu-haysto-talo-khaldan-oo-uu-dumarka-siiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/12\/21\/jilaaga-caanka-ah-ee-salmaan-khan-oo-lagu-haysto-talo-khaldan-oo-uu-dumarka-siiyey\/","title":{"rendered":"Jilaaga caanka ah ee Salmaan Khan oo lagu haysto talo ”khaldan” oo uu dumarka siiyey!"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 21 Dis 2021<\/strong><\/span> – Xiddigga Bollywood-ka, Salmaan Khan, ayaa gabadhaha u sheegay qaabka ay ula dhaqmayaan ragga markii ay isku dayaan in ay fowdeeyaan. Laakiin waxaa lagu dhaliilay taladiisa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Qaar ka mid ah shacabka Hindiya oo baraha bulshada uga fal celiyay hadal uu jeediyay jilaaga ayaa sheegay in fikirkiisa aysan taageersaneyn. Waddanka Hindiya ayay aad ugu badan yihiin falalka kufsiga iyo faroxumeynta, oo walaac aad u xooggan laga muujinayo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Qoraaga war bixintan, Roopa Jha, oo ka tirsan BBC-da laanteeda af hindiga ayaa sheegtay in gabadheeda aysan la jecleyn talada noocan ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxay sheegtay in iyadoo hadda ku jirta fasalka 9-aad ay warqad u qortay macallinka fasalkeeda iyadoo uga dacwooneysa fowdo ay ku sameeyeen wiilasha fasalka, taasoo iyada iyo gabdhaha kaleba aad u dhibtay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Hase yeeshee gabadha yar ayay markii hore ku adkaatay inay ka dacwooto xad gudubkaas, waxayna ku qaadatay hal sano in ay yeelato dhiirranaanta ay waqradda ugu qorto macallinkeeda.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Muxuu yiri Salmaan Khan?<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Salman Khan ayaa dad badan ka yaabiyay markii uu barnaamijkiisa telefishinka ee caanka ah, oo lagu magacaabo Big Boss, ka sheegay hadallo uu ka dhigayay talo ku socota gabdhaha.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\"Salman<\/picture><\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>GETTY IMAGES<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Xiddigan ayaa ku boorriyay gabdhaha in “marka uu wiil kusoo xad gudbo ay marka koowaad iska dhago tiraan, marka labaad iska dhaga tiraan, laakiin marka saddexaad ay qaniinaan kana sii socdaan”.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wuxuu sheegay in aan loo baahneyn falcelin deg deg ah oo dagaal wadata.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xaalad sidaasoo kale la mid ah ayaa ka dhacday isla barnaamijka dhexdiisa, taasoo lagu soo bandhigayay wax u muuqday ciyaar.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Nin ka mid ah ka qayb galeyaasha Big Boss, oo lagu magacaabo Abhijeet Bichukale ayaa gabar lagu magacaabo Devoleena ka dalbaday inay dhunkato, isagoo marar badanna ku celceliyay isagoo ku sababeynayay in shumiskeeda uu ciyaarta ka caawin karo.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n

#AbhijitBichukale<\/a> crossed his limits today…
\nhe asked
#DevoleenaBhattacharjee<\/a> for pappi..#NishantBhat<\/a> thought he was just joking but was he really? #TejaswwiPrakash<\/a> stood by her like a rock..#RashmiDesai<\/a> seemed a bit odd but #TejRan<\/a> was strong..#BiggBoss15<\/a> #Devoleena<\/a> pic.twitter.com\/d7sczWlQb6<\/a><\/p>\n

\u2014 What’s The Gup! (@WhatsTheGup) December 16, 2021<\/a><\/p><\/blockquote>\n