Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":70666,"date":"2021-12-16T09:15:34","date_gmt":"2021-12-16T09:15:34","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=70666"},"modified":"2021-12-16T09:15:34","modified_gmt":"2021-12-16T09:15:34","slug":"waxaan-dadka-uga-sheekeeyaa-sababta-laba-jeer-la-ii-furay-sacdiyo-axmed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/12\/16\/waxaan-dadka-uga-sheekeeyaa-sababta-laba-jeer-la-ii-furay-sacdiyo-axmed\/","title":{"rendered":"“Waxaan dadka uga sheekeeyaa sababta laba jeer la ii furay!!” – Sacdiyo Axmed"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 16 Dis 2021<\/strong> <\/span>– Sacdiyo Axmed Rashiid waa haweeney ku dhiirata inay ka hadasho arrimo xasaasi ah, gaar ahaan sababaha ay u fashilmeen guurkeedii koowaad iyo labaad.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Sacdiyo waxay sheegtay in markii ay billowday inay ka hadasho nolosheeda gaarka ah iyo arrimaha ku aaddan xiriirkeeda ay dadka uga falceliyeen qaabab kala duwan.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dadka qaar ayaa ku dhaliilay inay ka hadasho arrimo “ceeb” ku ah haweenka Soomaalida, halka kuwo kale ay ku ammaaneen inay soo bandhigtay arrimo mudan in laga doodo.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Waxaan guursaday aniga oo iskuul dhigta. Ma doonayo in aan iraahdo waxaa la igu qasbay in aan guursado xilli hore, laakiin yaraanteydii ayaa waxaa igu dhacay jaceyl , waxaan la kulmay wiil dhalinyaro ahaa oo aad isu jecleyn,” ayay tiri Sacdiyo.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Hooyadan 30 jirka ah ee haysata saddex carruur ah ayaa waxay ka sheekeynaysaa saddex guur oo cashar u noqday.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Riyadeyda ugu weyn ayaa ah inay iftiin u noqto haweenka iyo sidoo kale ragga ku nool guur uu khilaaf hareeyay isla markaana farxaddii guurka laga filayay ay bedalkeeda noqotay xanuun iyo dhibaato,” ayay tiri Sacdiyo.<\/p>\n<\/div>\n