Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":70254,"date":"2021-12-04T11:17:55","date_gmt":"2021-12-04T11:17:55","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=70254"},"modified":"2021-12-04T11:24:11","modified_gmt":"2021-12-04T11:24:11","slug":"waaxda-socdaalka-oo-lagu-dhaliilay-inaysan-kasoo-jawaabin-kumannaan-farrimood-oo-loo-diray-dhegeyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/12\/04\/waaxda-socdaalka-oo-lagu-dhaliilay-inaysan-kasoo-jawaabin-kumannaan-farrimood-oo-loo-diray-dhegeyso\/","title":{"rendered":"Waaxda Socdaalka oo lagu dhaliilay inaysan kasoo jawaabin kumannaan farrimood oo loo diray (Dhegeyso)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 04 Dis 2021<\/strong><\/span> – Dadka farriimaha e-mail-ka ah u dira Waaxda Socdaalka ayaa todobaadyo badan suga inay jawaab helaan, iyadoo ay haatan jiraan ugu yaraan 20,000 oo farriimood oo aan laga soo jawaabin iyagoo maalintii hela wax ka badan 1,000 warqadood, jeer ay xitaa xarunta xiriirrada oo ku taalla \u00d6rebro, ay shaqaynayso waqti dheeraad ah si xaaladdan loo xalliyo.<\/p>\n

Waaxda Socdaalka ayaa sanadkan heshay 400,000 oo farriimood, marka loo eego 170,000 oo ay heleen xilligii uu Yurub qaxootigu kusoo jabay ee 2016-kii, waxaana sababaha kororka lagu sheegay cudurka faafa ee Covid-19 iyo dad badan oo su\u2019aalo ka qaba arrinta Afghanistan iyo sharci cusub oo dhaqan galay xagaagii, sida uu sheegayo Magnus \u00d6nnestig, madaxa waaxda howlaha qaran ugu qaybsan Waaxda Socdaalka.<\/p>\n

Waaxda Socdaalka ayaa qoratay 55 shaqaale ah oo cusub oo ka shaqeeya qaybta xiriirka dadwaynaha, taasoo jirta waxaa dhacda saacadaha telefoonka la yareeyo iyo in shaqaaluhu ay shaqeeyaan saacado dheeri ah ama xitaa maalmaha fasaxa ah.<\/p>\n

Yeelkeede, in aan qofka loosoo jawaabin todobaadyo waa arrin ka hor imanaysa sharciga dalka, taasoo uu si aad u dhaliilay Nils Funcke oo ah khabiir ku takhasusay xorriyadda hadalka.<\/p>\n

”Waxay arrin xun in ay is dul tuulmaan waraaqaha caadiga ah iyo e-mail-ladu, balse waxay u muuqataa in ay haatan garowsadeen in dhib jiro oo ay qaadayaan tillaabooyin ay arrintaa ku saxayaan.” ayuu yiri Nils Funcke.<\/p>\n