Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":70075,"date":"2021-11-28T12:02:57","date_gmt":"2021-11-28T12:02:57","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=70075"},"modified":"2021-11-28T12:02:57","modified_gmt":"2021-11-28T12:02:57","slug":"wiil-soomaali-ah-oo-4-jeer-addoon-ahaan-libya-loogu-kala-iibsadey-oo-qiso-qaraar-ka-sheekeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/11\/28\/wiil-soomaali-ah-oo-4-jeer-addoon-ahaan-libya-loogu-kala-iibsadey-oo-qiso-qaraar-ka-sheekeeyey\/","title":{"rendered":"Wiil Soomaali ah oo 4 jeer addoon ahaan Libya loogu kala iibsadey oo QISO qaraar ka sheekeeyey"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 28 Nof 2021<\/strong> <\/span>– Maxamed Cabdiraxmaan waxa uu ka mid yahay tahriibayaal Soomaalida oo laga soo daayay xabsiyada Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Wuxuu BBC-da uga warramay rafaadka iyo dhibaatadii uu ku maray intii uu Liibiya joogay. Maxamed ayaa sheegay in afar jeer lagu kala iibsaday gudaha dalka Liibiya.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Afarta jeer ee la i gatay qiimo kala duwan ayaa la igu iibsady, mar la iga bixiyay $5,500, mar al iga bixiyay $6,250 iyo mar $4000 la iga bixiyay” ayuu yiri Maxamed<\/p>\n<\/div>\n
\n
Tahriibayasha ayaa doonaya in ay Liibiya uga sii gudbaan dalalka Yurub. Liibiya ayaa waxaa muddooyiinkii ugu dambeeyay ka jiray addoonsi la sheegay in lagula kaco muhaajiriinta gaar ahaan kuwa Afrikaanka ah, sida ay sheegtay hay’adda socdaalka adduunka ee IOM.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dalka Liibiya waxaa ku xiran ama tahriib sugayaal ah boqolaal Soomaali ah oo doonaya in ay dalkaasi uga sii gudbaan dhanka Taliyaaniga. Dadkan xiran waxay isugu jiraa kuwa xabsiyada dowlada Liibiya ku jira iyo kuwo gacanta ugu jira maleeshiyaad aan cidna ka amar qaadan.<\/p>\n<\/div>\n