Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":70018,"date":"2021-11-25T18:05:17","date_gmt":"2021-11-25T18:05:17","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=70018"},"modified":"2021-11-25T18:05:17","modified_gmt":"2021-11-25T18:05:17","slug":"maxay-tahay-khatarta-ka-imaan-karta-haddii-la-boobo-doorashada-dadban-ee-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/11\/25\/maxay-tahay-khatarta-ka-imaan-karta-haddii-la-boobo-doorashada-dadban-ee-somalia\/","title":{"rendered":"Maxay tahay khatarta ka imaan karta haddii la boobo doorashada dadban ee Somalia?!!"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 25 Nof 2021<\/strong><\/span> – Maalmihii la soo dhaafay waxaa socotay doorashada qaar ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Guddiyada doorashooyinka dadban ee Galmudug iyo kuwa xildhibaannada Waqooyi ayaa soo doortay qaar ka mid ah xubnihii labadaa dhinac ku meteli lahaa Aqalka Hoose.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dhanka kale, waxa isasoo taraysa qaylo dhaanta ku aaddan madmadawga ku jira geeddi socodka doorashada.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaana ilaa iyo hadda jira kuraasi lagu muransanaa oo la doortay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Warbixin ay soo saartay hay’adda cilmibaadhista ee Heritage ayaa ka mid ah dhinacyada ka digay halista ka dhalin karta in la boobo doorashada dadban ee ka socota Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Warbixintan ayaa ayaa ay ciwaan ugu dhigeen “Khataraha ka Ima kara ku shubashada doorashada dadban ee Soomaaliya.”<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Haddii musuqmaasuqa iyo wax isdaba marinta ay siyaasiyiintu ku hayaan doorashada dadbani, ku sii socoto mid aan la hubin, waxa laga yaabaa in uu fashil ku danbeeyo mashruuca dawlad-dhiska Soomaaliya,” ayaa lagu sheegay hordhaca warbixintaas.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Doorashada Soomaaliya ayaa soo martay heerar badan, iyada xilliyadii hore uu qorshahu ahaa qabashada dooraso qof iyo cod ah, ka hor intii aan xaqiiqadu ka hor iman oo la isla qaadan in aanay suuragal ahayn in xilligan la galo doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
Haddii musuqmaasuqa iyo wax isdaba marinta ay siyaasiyiintu ku hayaan doorashada dadbani sii socoto, waxa laga yaabaa in uu fashil ku danbeeyo mashruuca dawladnimada Soomaaliya.<\/div>\n