Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":6997,"date":"2018-08-06T08:46:23","date_gmt":"2018-08-06T07:46:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=6997"},"modified":"2018-08-06T08:46:23","modified_gmt":"2018-08-06T07:46:23","slug":"kaa-qayla-dheeri-soomaalidu-sawaxan-badanaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/08\/06\/kaa-qayla-dheeri-soomaalidu-sawaxan-badanaa\/","title":{"rendered":"KAA QAYLA DHEERI: Soomaalidu SAWAXAN badanaa!!!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 06 Agoosto 2018<\/span><\/strong> – Marka aad booqato meheradaha Soomaalida sida makhaayadaha, durba dhegahaagu waxaa ku dhacaya sawaxan iyo buuq aad u sarreeya, waxaa laga yaabaa inaad u qaadato in meeshu tahay goob lagu dirirayo.<\/p>\n

Sidaad moodeyso ma ahee gudaha markaad usii gasho waxaad ogaaneysaa inaysan meesha diriri ka jirin laakin qaylada iyo sawaxanka aad maqleysaa ay yihiin dad iska sheekeysanaya, cunteynaya ama iska shaaheynaya.<\/p>\n

Waxaase markiiba su\u2019aal kaasoo fuuleysa indhaha baarkooda noqoneysaa \u201cHaddii ay uusan meesha dagaal iyo doodi ka jirin maxay tahay buuqa iyo sawaxanka faraha badan\u201d?!<\/p>\n

Taas kasoo horjeedkeeda, marka aad booqoto makhaayadaha kale ee dadka ajnabiga ihi leeyihiin waxaad la kulmeysaa jawi deggan oo aan buuq iyo sawaxan toona laheyn, tiiyoo ay dheertahay in ay dadku sheekeysanayaan ayna cunteynayaan.<\/p>\n

Haddaba maxaa sababay in meheradaha Soomaalida sida makhaayadaha in marka ay ku dhex sheekeysanayaan ay sawaxan iyo buuq meeshaasi is qabsadaan iyadoo uusan jirin wax dagaal ah?<\/p>\n

Anigoo su\u2019aashas jawaab bixinteeda ka caajis ah ayaa waxan waydiiyay dad kale oo aqoonyahanno ah oo arrimaha bulshada ku xeel dheer, waxayna jawaabahooda kusoo koobeen sida tan:-<\/p>\n

Bulshada soomaalidu inta badan waa dad awooddooda ugu weyn ee ay dareenkooda ku gudbiyaan tahay hadalka. Sidaa daraadeed qof kasta inuu hadlo waxay la tahay wax weyn si uu u muujiyo dareenkiisa iyo aqoontiisa kaga aadan waxa laga hadlayo isagoo aaminsan hadal iyo iyo hilbaba yaan lagaaga horreeyn!<\/p>\n

Taasi marka waxay sababeysaa maadaama awoodda keliya ee la heystaa uu hadalka yahay, in marka la hadlayo qofba codkiisa kor u qaado si loo dhegeysto ama uu u muujiyo dareenkiisa iyo nin karmeednimadiisa.<\/p>\n

Intaasi waxaa dheer, bulshada Soomaalidu inta badan ma ahan bulsho wax aqrisa taas bedelkeeda waxay doorbidaan hadalka iyo dhegeysiga. Dadka inta badan aqriskoodu badanyahay dabcan hadalkoodu waa yaryahay.<\/p>\n

Guntiii iyo gebagebadii, si looga gudbo dhibaatadan, bulshadu waxey u baahantahay in lagu wacyi geliyo wax aqriska si maankoodu u buuxsamo loona helo fursado kale oo dareenka lagu gudbin karo oo aan qaylo iyo muran ahayn.<\/p>\n

Inta maanku maranyahay hadalbaa mudnaanta leh.<\/p>\n

W\/Q:\u00a0<\/strong> <\/span>Cabdi Naasir Safaana<\/p>\n

FG:<\/strong><\/span> Qoraal kasta wuxuu xambaarsan yahay aragtida qoraaga ku saaxiixan oo qura.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 06 Agoosto 2018 – Marka aad booqato meheradaha Soomaalida sida makhaayadaha, durba dhegahaagu waxaa ku dhacaya sawaxan iyo buuq aad u sarreeya, waxaa laga yaabaa inaad u qaadato in meeshu tahay goob lagu dirirayo. Sidaad moodeyso ma ahee gudaha markaad usii gasho waxaad ogaaneysaa inaysan meesha diriri ka jirin laakin qaylada iyo sawaxanka aad […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6999,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/everybody-listen-to-me-angry-young-african-man-formalwear-shouting-megaphone-standing-isolated-white-background-42279819.jpg?fit=1300%2C958&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-1OR","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6997"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6997"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7000,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6997\/revisions\/7000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}