Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":69919,"date":"2021-11-23T08:38:52","date_gmt":"2021-11-23T08:38:52","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=69919"},"modified":"2021-11-23T08:39:26","modified_gmt":"2021-11-23T08:39:26","slug":"kaligay-ayaan-ka-badbaadey-65-qofood-oo-aannu-wada-tahriibayney-nin-ka-sheekeeyey-qiso-qamuunyo-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/11\/23\/kaligay-ayaan-ka-badbaadey-65-qofood-oo-aannu-wada-tahriibayney-nin-ka-sheekeeyey-qiso-qamuunyo-badan\/","title":{"rendered":"”Kaligay ayaan ka badbaadey 65 qofood oo aannu wada tahriibayney!” – Nin ka sheekeeyey qiso qamuunyo badan"},"content":{"rendered":"
<\/p>\n
(Hadalsame) 23 Nof 2021<\/strong><\/span> – Dejene Degefa oo 18 jir ah wuxuu ka soo gudbay xadka Itoobiya iyo Kenya ay wadagaan ee Mooyaale.<\/p>\n<\/div>\n Ujeedkiisana wuxuu ahaa inuu tahriib ku tago dalka Koonfur Afrika, wuxuuna watay lacag dhan 3,000 oo birr oo u dhiganta ku dhawaad $90 doolar.<\/p>\n<\/div>\n Muddo toddoba bilood ah wuxuu tahriib dhinaca dhulka ah uu ku maray dhowr waddan oo qaaradda Afrika ku yaalla, hase yeeshee riyadiisi ahayd inuu Koonfur Afrika gaaro halkaasina uu ka soo shaqeysto uma suuragelin.<\/p>\n<\/div>\n 65 qof oo ay dalka Itoobiya ka soo wada jeedaan oo tahriibka Koonfur Afrika ku wehliyey midna kuma soo noqon nolol marka laga reebo Dejene oo keli ah, inti kale waa ay geeriyoodeen.<\/p>\n<\/div>\n Dejene Degefa wuxuu ku dhashay tuula yar oo ku dhaw magaalada Hosaana oo ka tirsan ismaamulka shucuubta Koonfureed ee Itoobiya.<\/p>\n<\/div>\n Hooyadii marki ay dhimatay isaga iyo shan carruur ah oo ay walaala yihiin waxaa koriyay aabahood, waxayna ku tiirsanaayeen wax soo saarka beeraha, balse dalaggii ayaa kaafin waayay noloshooda.<\/p>\n<\/div>\n Dejene oo waxbarashada ka gaaray illaa iyo fasalka shanaad ayaa u adkeysan waayey dhibaatada qoyska haysta wuxuuna go’aansaday inuu raadsado shaqo dhaanta falashada beerta.<\/p>\n<\/div>\n Dejene Degefa intuusan tahriibka billaabin wuxuu shaqooyin maalinla ah uu ka soo qabtay magaalada Bishooftuu ee ku taalla ismaamulka deegaanka Oromada. balse, niyaddiisa marweliba waxay ku xirneyd magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika.<\/p>\n<\/div>\n Nin ay qaraabo yihiin Dejene oo dalka Koonfur Afrika ku nool oo noolal fiican dalkaasi ku haysta oo la soo xiriira marweliba ayaa ku dhiirragelin jiray inuu soo tahriibo oo uu Koonfur Afrika yimaaddo.<\/p>\n<\/div>\n Haddaba, Dejene Degefa oo tahriibki ka soo laabtay oo naftiisa keli kula soo noqday dalkiisa hooyo oo dhammeystay 14 maalmood oo karantiil ah ayaa u warramay BBC Amharic.<\/p>\n<\/div>\n Ninka ay qaraabada yihiin dhiirragelintiisu kuma ekeyn oo keli ah u yeerid iyo inuu Koonfur Afrika uga shekeeyo balse wuxuu ka caawiyey waddadi uu ku soo tahriibi lahaa.<\/p>\n<\/div>\n Safarka Tahriibka wuxuu ka soo billawday magaalada Bishooftuu illaa iyo magaalada Mooyaale oo xadka Itobiya iyo Kenya ku taallo si uu ugu sii gudbo caasimadda Nairobi.<\/p>\n<\/div>\n Dadka tahriibaya ee xadka labada dal ka soo tallaaba si aysan ciidamada ilaalada xadka u arag, safarkooda wuxuu ahaa mid habeenkii ah iyaga oo gaadiid kala duwan adeegsanaya sida baabuur, mooto, baaskiil iyo mar la lugeeya intaba.<\/p>\n<\/div>\n Waxaa mararka qaar dadka tahriibaya uu Dejene ka midka ahaa ay ku qasabanayeen iney maalmo duurka ku dhuumaaleystaan, ragga wax tahriibiyana waxay cunno ahaan ugu keeni jireen bariis iyo ugaali (soor).<\/p>\n<\/div>\n Balse, dadaal dheer kaddib waxay ka gudbeen dalka Kenya waxayna gaareen dalka Taanzaaniya, balse nasiibdarro ciidamada ammaanka dalka Taanzaaniya ayaa Dejene iyo 20 qof oo kale gacanta ku dhigay.<\/p>\n<\/div>\n Xabsigana waxay ku jireen laba maalmood. “Sida naloo soo daayey iyo cidda na soo deysay ma garanayo, balse waxaan u maleeynayaa raggi na tahriibinayey iney askarta lacag siiyeen sidaana ay nagu sii daayeen”.<\/p>\n<\/div>\n “Dadka safarka igu wehlinayay tiradooda wey isbedbeddeshaa Shan, Toban, Labaatan ilaa iyo Soddon ayey mararka qaar gaaraan,” ayuu yiri.<\/p>\n<\/div>\n “Dadka na tahriibinayana wey isbedbedelayeen iyaguna, mid marka uu meel na gaarsiiyo mid kale ayuu nagu wareejiyaa,” ayuu yiri Dejene oo hadalka sii wata.<\/p>\n<\/div>\n Ragga tahriibaya oo ay Itoobiya ka wada socdeen oo ay qaarkood isku dayayeen iney af-Ingiriisiga ay jajabsadaan mararka qaar waxay naga caawineysay inaan ciidamada xuduudaha ku sii marno aan si fudud iisu fahanno.<\/p>\n<\/div>\n Safarkooda wuxuu sii socdaba, markii uu ka gudbay oo uu gaaray dalka Zambiya ayey dhibaato hor leh u billaabatay.<\/p>\n<\/div>\n‘Wicitaankii Johanesburg’<\/h2>\n<\/div>\n
Safarkii illaa Koonfur Afrika<\/h2>\n<\/div>\n