Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":69887,"date":"2021-11-22T11:21:43","date_gmt":"2021-11-22T11:21:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=69887"},"modified":"2021-11-22T11:21:43","modified_gmt":"2021-11-22T11:21:43","slug":"waqtigee-ugu-wanaagsan-cabista-bunka-ama-kafeega-talada-dhakhaatiirta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/11\/22\/waqtigee-ugu-wanaagsan-cabista-bunka-ama-kafeega-talada-dhakhaatiirta\/","title":{"rendered":"Waqtigee ugu wanaagsan cabista bunka ama kafeega? (Talada dhakhaatiirta)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 22 Nof 2021<\/strong><\/span> – Dad badan ayaa caado ay u tahay in isla marka ay hurdada ka kacaan indhaha ku kala furan koob bun ah, waayo waxa ay aaminsan yahay in koobkani uu ka caawinayo firfircoonaynta jidhka.<\/p>\n

Bunka in badan ayaa ay khubarada caafimaadku siyaabo aad u kala fog uga warramaan waxtarkiisa ama waxyeelladiisa caafimaad. Cilmibaadhistan soo socota \u00a0ayaa ka jawaabaysa, su\u2019aasha in badani isweydiin karto ee ah, \u201cWaqtigee ugu fiican cabitaanka bunka\u201d<\/p>\n

Waa run in bunku uu dhadhan fiican yahay, awoodna u leeyahay in uu beddelo dabeecadda iyo jawiga qofka, waxa aanay khubarada caafimaadku sheegeen in xilliga bunka ku habboon oo aad cabtaa ay keenayso in qofku uu sida ugu habboon uga faa\u2019idaysto faa\u2019idooyinkiisa caafimaad, oo ay ka mid tahay in ay ku jiraan maaddooyin ku liddi ah xanuunka macaanka iyo in dadka bunka caba aanu inta badan ku dhicin cudurka maskaxda isku dhexdaadiya, laakiin su\u2019aashu waxa ay tahay waqtigaasi waa goorma?<\/p>\n

\u2013 Si Jidhku u helo faa\u2019idooyinka caafimaad ee subaxdii laga helo cabista bunka, waxa ay cilmibaadhayaashu ku taliyeen in waqti fiican loo dhexeysiiyo ka soo kicista hurdada iyo cabitaanka bunka\u201d Xeeldheerayaashani waxa ay sheegeen in marka uu qofku ka soo kaco hurdada ayaa qanjidhada Adrenal jidhka ku soo daayaan dheecaanka Cortisol oo loo yaqaanno hormoonka sakatiga iyo warwarka, waxa aanu hormoonkani jidhka ka caawiyaa in uu soo ceshado awooddii ay xubnuhu shaqooyinkooda caadiga ah ku qabsan kari lahaayeen, isla markaana waxa uu jidhka siiyaa tamarta uu u baahan yahay oo dabiici ah. Haddaba qofka oo isla marka uu hurdada ka kaca koob Bun ah cabaa waxa ay keentaa in si xadka dabiiciga ah ka baxsan uu mar keliya kor u kaco xaddiga tamarta jidhka ku jirta, maadaama oo ay ku kulmayaan tamartii dabiiciga ahayd ee waqtigan iman lahayd iyo tan ka dhalanaysa cabbista bunka, taasina waxa ay keeni kartaa dhibaatooyin kale, sidaa awgeed waxaa fiican in qofku waqti u dhexeysiiyo soo toosidda iyo bun cabista.<\/p>\n

\u2013 Haddii qofku uu ka soo kicista hurdada iyo cabitaanka bunka u dhexeysiiyo laba saacadood waxa uu jidhku ka helaa tamar dheeraad ah, waayo saacaddaas iyo iyo wixii ka dambeeya waxaa aad hoos ugu dhaca tamarta dabiiciga ahayd ee jidhka oo sida aynu kor ku xusnay aad kor ugu kacday markii uu qofku toosay, laakiin laba saac kadib hoos u soo dhacda.<\/p>\n

\u2013 Haddii aad doonayso in aad duhurka kadib bun cabto waxa ay dhakhaatiirtu kugula talinayaan in aad ka dhigato qadada kadib oo laakiin waqti badani u dhexeeyo cashada, si aad u ilaaliso isu dheelli-tirnaanta tamarta jidhkaaga.<\/p>\n

Digniin:<\/strong>\u00a0Khubarada caafimaadku waxa ay ka digeen in bunka\/kafeega la cabo\u00a0hurdada ka hor<\/a>, waayo maadadda Caffeine ee ku jirtaa waa kiciye ka hortaga hurdada taas oo aanu macnuhu ahayn in maadaddani gama\u2019a uun qofka ka hor istaagayso, balse sidoo kale marka uu gam\u2019o waa ay u diidaysaa in uu hurdo xeeldheer seexda.<\/p>\n

Khubarada caafimaadku waxa ay ku talinayaan in koobka u danbeeya ee aad bun ka cabtaa uu saacadda hurdadaada habeennimo ka horreeyo ugu yaraan Lix saacadood. Ugu dambayntiina waxaa fiican in qofku uu ka taxaddaro bun\/kafee cabista badan oo la og yahay in uu keeno hurdo xumo, noqdana balwad lala qabsado iyo sidoo kale in qofka ay dabeecaddu ka xumaato.<\/p>\n

Isha: Daryeel Magazine<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 22 Nof 2021 – Dad badan ayaa caado ay u tahay in isla marka ay hurdada ka kacaan indhaha ku kala furan koob bun ah, waayo waxa ay aaminsan yahay in koobkani uu ka caawinayo firfircoonaynta jidhka. Bunka in badan ayaa ay khubarada caafimaadku siyaabo aad u kala fog uga warramaan waxtarkiisa ama waxyeelladiisa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69888,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,5,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/sd-17.jpg?fit=1200%2C800&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-ibd","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69887"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69887"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69889,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69887\/revisions\/69889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69888"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}