Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":69852,"date":"2021-11-21T12:46:22","date_gmt":"2021-11-21T12:46:22","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=69852"},"modified":"2021-11-21T12:46:22","modified_gmt":"2021-11-21T12:46:22","slug":"way-na-dhaafi-doonaan-maraykanka-oo-qirtay-meel-ay-uga-horreeyaan-ruushka-shiinuhu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/11\/21\/way-na-dhaafi-doonaan-maraykanka-oo-qirtay-meel-ay-uga-horreeyaan-ruushka-shiinuhu\/","title":{"rendered":"”Way na dhaafi doonaan!” – Maraykanka oo qirtay meel ay uga horreeyaan Ruushka & Shiinuhu"},"content":{"rendered":"
(Washington, DC) 21 Nof 2021<\/strong><\/span> – Maraykanka ayaa qirtay inuu Ruushka iyo Shiinaha uga dambeeyo tiknolojiyadda gantaalaha guuxooda ka dheereeya, sida uu sheegay<\/a> Jeneraal sare oo ka tirsan Ciidanka Hawada Sare ee Maraykanka, kaasoo howlo ogolaansho iyo dhanka kharashka ku micneeyey dib u dhaca.<\/p>\n \u201cUma horreeyno sida Shiinaha ama Ruushka marka ay timaaddo barnaamijyada gantaalaha guuxooda ka dheereeya. Waase in aanu dhaqse usoo qabanno.\u201d<\/em> ayuu yiri Jeneraal David Thompson oo ka hadlayey Halifax International Security Forum shalaytoole.<\/p>\n Thompson ayaa soo jeediyey in Washington ay u baahan tahay \u201cin ay istaagto boos ay ku samayso khaladaad yar kuna qaadato dhowr khatarood si ay u dedejiso geeddisocodka samaynta gantaalahan,\u201d<\/em><\/p>\n MAXAA KU GAAR AH GANTAALAHAN?<\/strong> Gantaalaha guuxooda ka dheereeya ayaa loo arkaa kuwa haatan ugu horreeya dunida maadaama ay adag tahay in la arko iyo in la qabto labadaba, waxaana taa u sabab ah xawaarohooda aadka u sarreeya iyo awoodda ay u leeyihiin inay bedelaan jihadii loo malaynayey inay u socdaan.<\/p>\n Maraykanka ayaa qorshaynaya inuu tijaabiyo gantaalaha noocan ah oo weliba ridadoodu dheer tahay ee dhulka laga gano dabayaaqada 2023-ka, halka ciidanka baddu ay doonayaan inay maraakiibta ku qaataan 2025-ka. Gujisyada quusa ayaa iyagu u dhacaya 2025 ilaa 2028. Ciidanka Cirka ee USAF ayaa sugaya sanadka xiga.<\/p>\n