Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":69648,"date":"2021-11-09T19:45:43","date_gmt":"2021-11-09T19:45:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=69648"},"modified":"2021-11-09T19:45:43","modified_gmt":"2021-11-09T19:45:43","slug":"waa-maxay-seddaxda-dembi-oo-lagu-eedeeyay-masuulka-midowga-afrika-ee-laga-eryay-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/11\/09\/waa-maxay-seddaxda-dembi-oo-lagu-eedeeyay-masuulka-midowga-afrika-ee-laga-eryay-somalia\/","title":{"rendered":"Waa maxay seddaxda “dembi” oo lagu eedeeyay mas’uulka Midowga Afrika ee laga eryay Somalia?!!"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 09 Nof 2021<\/strong> <\/span>– Maalintii Khamiista ee isbuucii lasoo dhaafay oo ay taariikhdu ku beegneyd 4-ta bisha November, 2021 waxaa wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya kasoo baxay amar dalka looga eryayo ku xigeenka wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Simon Mulongo. Maxay yihiin arrimaha loo cuskaday tallaabadaas?<\/p>\n<\/div>\n
\n
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa sheegay in Mr Mulongo uu “ku kacay dambiyo waaweyn, go’aanka dalka looga eryayna uu ahaa mid loo baahnaa in mar horeba la qaato”.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waxa uu si kooban u sheegay in saddex arrimood ay sabab u ahaayeen go’aanka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
‘Radkiisa waxaa lagu arkayo waxyaalo dambiyo ah’<\/h2>\n<\/div>\n
\n
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, oo ka hadlayay wareysi uu la yeeshay Sheekh Cabdi Xiersi – oo ka mid ah dadka caanka ka ah baraha bulshada – ayaa ugu horreyn sheegay in go’aanka persona non grata uu yahay mid aad u culus.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Persona non grata waa arrin runtii aad u adag oo aan lagu degdegin, oo aan la sameynin, oo dowladaha inta badan ay aad uga gaabsadaan, indhaha ka qabsadaan, ayna maraan jidad kale oo qofka waddanka looga baddalo ama looga kaxeeyo, marka arrintaas annagu aad baan uga feejigneyn, waana ohnahay in halkaas wax la gaarsiiyo ma ahayn,” ayuu yiri.<\/p>\n<\/div>\n