Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":69628,"date":"2021-11-08T21:26:55","date_gmt":"2021-11-08T21:26:55","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=69628"},"modified":"2021-11-08T21:26:55","modified_gmt":"2021-11-08T21:26:55","slug":"daawo-weerar-magac-dil-ah-oo-lagu-soo-qaaday-mooska-somalia-dhoofiso-dalal-aysan-somalia-isku-fiicnayn-oo-difaacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/11\/08\/daawo-weerar-magac-dil-ah-oo-lagu-soo-qaaday-mooska-somalia-dhoofiso-dalal-aysan-somalia-isku-fiicnayn-oo-difaacey\/","title":{"rendered":"DAAWO: Weerar magac dil ah oo lagu soo qaaday Mooska Somalia dhoofiso & dalal aysan Somalia isku fiicnayn oo difaacey"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 08 Nof 2021<\/strong><\/span> – Soomaaliya ayaa ah dal haatan kasoo kabanaya dagaallo sokeeye oo dugsanaya siyaasado aan mabda’ wayn hagaynin oo kursi doon iyo dan gaar ah uun dugsanaya, balse waxaa ku socda magac dil iyo dagaal caalami ah.<\/p>\n

Dad baa muuqaal Video been abuur ah soo duubay oo ay ku tilmaamayeen in Muuska Soomaaliya laga helay gooryaan lagu magacaabo Helicobacter, kaasoo sii deynaya maadooyin sun ah oo qofkii cunana uu deg deg u dhimanayo.<\/p>\n

Ninka muuqaalkaa duubay oo loo badinayo inuu yahay dadka ka soo jeeda Waqooyiga Afrika ayaa ku hadlaya Af Faransiis, laakiin markii muuqaalkaasi uu ku faafay baraha bulshada ayaa waxaa beeniyay Soomaaliya, dalalka Carbeed qaarkood sida Imaaraadka, kuwa Afrika, Turkiga iyo Midowga Yurub oo ku tilmaamay been abuur iyo waxba kama jiraan.<\/p>\n<\/div>\n

”500 oo tan oo muus ah oo Soomaaliya laga keenay ayaa suuqa soo galay, waxaana ku jira Gooryaanka loo yaqaan Helicobacter oo caloosha ku sii daaya sun, kaddibna ay qofka ka muuqanayaan calaamado (shuban, matag, lallabbo, madax-xanuun) iyo 12-saac kaddibna qofka waxaa ka dhimanaysa maskaxda,” ayuu ku bilaabayaa.<\/p>\n

”Ka fogoow inaad xitaa fiiqdo wax kale ha joogtee.” ayuu raacinayaa.<\/p>\n

Waxaa dalalka arrintan beeniyey xitaa ku jirta Kenya oo aanay sanadihii dambe Somalia isku fiicnayn.<\/p>\n

Dadyowga caalamka ayaa xitaa Twitter-ka ku beeninaya warkan been abuurka ah ee halista ah, sida aad jawaabaha ka aragtaan.<\/p>\n

\n
\n

500tons bananas from Somalia arrived in market,contain worm caled Helicobacter that releases poison in stomach,which then shows symptom(diarhea,vomiting, nausea,headache)&after12hours person dies from brain death.Refrain buying\/eating bananas,if do buy,be sure to open them inside pic.twitter.com\/oeaSQxochn<\/a><\/p>\n

\u2014 LtCol M.Sajid Tanveer Butt(R)Tamgh Imtiaz(Military (@LtColSajid) November 2, 2021<\/a><\/p><\/blockquote>\n