Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":69618,"date":"2021-11-08T20:28:44","date_gmt":"2021-11-08T20:28:44","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=69618"},"modified":"2021-11-08T20:28:44","modified_gmt":"2021-11-08T20:28:44","slug":"maraykanka-oo-dal-muslim-ah-oo-olog-la-ah-ku-adkeeyey-daroonno-dagaal-oo-uu-ka-dalbaday-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/11\/08\/maraykanka-oo-dal-muslim-ah-oo-olog-la-ah-ku-adkeeyey-daroonno-dagaal-oo-uu-ka-dalbaday-sababta\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo dal Muslim ah oo olog la ah ku adkeeyey daroonno dagaal oo uu ka dalbaday! + Sababta"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 08 Nof 2021<\/strong><\/span> – Dalka Qadar<\/a> ayaa ka caraysan tillaabo uu qaaday Maamulka Joe Biden oo weli si saaxi ah uga jawaabi la’ codsi ay u dirtay sanadkii tegey oo ku saabsan in laga iibiyo daroonka dagaalka ee Maraykanka<\/a>, sida uu qorayo Wall Street Journal oo soo xiganaya saraakiil Qadari ah.<\/p>\n Dowladda oo dhowaan Maraykanka ka caawisay inay kumannaan Afghani ah kasoo daadgureeyaan dalkaasi markii ay ka bexeen ayaa muddo dheer olog la ahayn Maraykanka, iyadoo 2020 codsatay in laga iibiyo 4 daroon oo ah nooca halista ah MQ-9B Predator.<\/p>\n “Waxaannu ka caraysan nahay in aanu jirin war oo looga jawaabayo codsigeenna.” ayuu sarkaalkani ku yiri WSJ<\/a>.<\/p>\n Qadar ayaa sidoo kale kasii caraysan in Wasaarad Dibadeedka Maraykanku ay rukhsad ogolaansho ah siisay dalal kale oo gobolka ah suda Imaaraadka Carabta<\/a>, balse kamay hadal sababta caga jiidaysa daroonnada Qadar u dalban oo ku kacaya $600milyan oo doollar.<\/p>\n