Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":69298,"date":"2021-10-30T10:26:26","date_gmt":"2021-10-30T09:26:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=69298"},"modified":"2021-10-30T10:26:26","modified_gmt":"2021-10-30T09:26:26","slug":"xog-muhim-ah-xog-ay-qarinayeen-df-somalia-maamullada-dalka-oo-dayax-gacmeed-lagu-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/10\/30\/xog-muhim-ah-xog-ay-qarinayeen-df-somalia-maamullada-dalka-oo-dayax-gacmeed-lagu-soo-saaray\/","title":{"rendered":"XOG MUHIM AH: Xog ay qarinayeen DF Somalia & Maamullada dalka oo dayax-gacmeed lagu soo saaray"},"content":{"rendered":"
(Muqdisho) 30 Okt 2021<\/strong><\/span> – Cudurka COVID-19 oo dunida dhulka dhigay wixii ka dambeeyey dhamaadkii 2019-kii ayaa inta badan aan wax wacaal ah ama xitaa diiwaan ah laga haynin marka ay timaado dalalka faqriga ah ama aan lahayn kaabayaashii loo baahnaa sida Somalia oo kulansatay colaado iyo maamul xumo, xaalado aadminnimo<\/a>,\u00a0cudurro<\/a> iyo barakac dadwayne<\/a>.<\/p>\n Haddaba si loosoo saaro tirada iyo heerka waxyeellada cudurka ayay London School of Hygiene and Tropical Medicine<\/a>, Machadka la Tacaalidda Musiibooyinka Somalia, iyo Satellite Applications Catapult<\/a>, ayaa isla sameeyey daraasad<\/a> ay ku fahmayaan saamaynta cudurka COVID-19 ee Somalia.<\/p>\n Lambarka rasmiga ah<\/a> ee lasoo gudbiyey ayaan sidaa uga badnayn 1,100 oo dhimasho, balse warbaahinta iyo ururro aan dowli ahayn ayaa farta ku godey<\/a> inay geeridu aad uga badan tahay<\/a> inta la sheegay.<\/p>\n Balse ma sahlana in xogta loo helo qaab caadi ah haddaba sidee la yeelay<\/a>? Waxaa la adeegsadey dayax-gacmeed ganacsi oo leh kaamarooyin aad u il dheer oo Maxar<\/a> la yiraahdo, waxaana diiradda la saaray qubuuraha Banaadir oo ay deggan yihiin dad ka badan 2 milyan min Jannaayo 2017 ilaa Sebtembar 2020.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n Waxaa sidoo kale la howlgeliyey dad maxalli ah oo fasiraad ka bixiya muuqaallada sawirrada uu qabto dayax-gacmeedku, iyadoo ay soo baxday in dadkii halkaa maalintii lagu aasi jirey wixii ka horreeyey 2019 ay celcelis ahaan maalintii ahaayeen 10 ilaa 12, balse wixii ka dambeeyey dhamaadkii 2019 ay tiradu maalintii ka badnayd 20 qofood.<\/p>\n