Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":69164,"date":"2021-10-27T08:09:53","date_gmt":"2021-10-27T07:09:53","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=69164"},"modified":"2021-10-27T08:09:53","modified_gmt":"2021-10-27T07:09:53","slug":"walaac-hor-leh-oo-soo-food-saaray-ganacsatada-soomaalida-ah-ee-ku-sugan-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/10\/27\/walaac-hor-leh-oo-soo-food-saaray-ganacsatada-soomaalida-ah-ee-ku-sugan-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Walaac hor leh oo soo food saaray ganacsatada Soomaalida ah ee ku sugan dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 27 Okt 2021<\/strong><\/span> – Ganacsiyada ay dadka Soomaalida ahi ka samaysanayaan dalka Turkiga ayaa muddooyinkii u danbeeyey ahaa mid sii kobcaya, iyada oo dhanka kalena ay si badanayeen dalxiisayaasha Soomaalida ah ee delkaasi booqanaya.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Haddaba maalmihii ugu danbeeyey waxaa Soomaalida ganacsiga ku leh dalkaasi soo food saaray walaac ku aadan dhanka arrimaha sharciga iyagoo tiro meherado ganacsi ah la xidhay, halka dadkii ka shaqaynayeyna xabsiga loo taxaabay, qaarkoodna lasoo masaafuriyey.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Nasteexo Cilmi Wehliye waxa ay ka mid tahay ganacsata goobahooda la xidhay ee dhibbanaha u noqday shuruucda ganacsiga dalkaasi.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Sababta waxaan is leeyahay sharciyo badan oo markii hore annaga aannaan ogayn, Soomaalida waad ogtahay oo waa dad u ganacsi jecel, markii waddanka aannu nimi dad xoogaa naga soo horreeyey waxay noo sheegeen in dal fiican oo aan walaalo nahay uu yahay, markaa si baan ugu niyad samayn oo waxaanu islahayn fursad baa jirtee ka faaiidaysta maadaam dalkii lagu soo qulqulayo” ayay Nasteexo u sheegtay BBC-da oo ay la hadashay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Xaafadda lagu magacaabo Kizilay, oo ku taal badhtamaha magaalada Ankara ayaa noqotay xuddunta ganacsiyada Soomaalida ee garabka isku wada haya.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waxaana goobtaasi laga furay, meheradi ganacsi gaar ahaan, meelo wax laga cuno, goobaha dharka, xawaalado, timojarayaal iyo goobo kale oo kala duwan.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Warbaahinta Turkiga ayaa aad uga hadashay ganacsiga sii bullaalaya ee Soomaalida, iyaga oo ku qeexay in qaar ka mid ah waddooyinkii ganacsi ee dalkaas ay isu rogayaan ‘magaalo yar oo ay Soomaalidu leedahay’.<\/p>\n<\/div>\n