Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":69115,"date":"2021-10-25T11:01:12","date_gmt":"2021-10-25T10:01:12","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=69115"},"modified":"2021-10-25T11:03:16","modified_gmt":"2021-10-25T10:03:16","slug":"albayrak-favori-waxay-dhacaan-dakhligii-garoonka-dekedda-muqdisho-warbixin-dheer-oo-wax-badan-kashifaysa-oo-uu-sameeyey-middle-east-institute","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/10\/25\/albayrak-favori-waxay-dhacaan-dakhligii-garoonka-dekedda-muqdisho-warbixin-dheer-oo-wax-badan-kashifaysa-oo-uu-sameeyey-middle-east-institute\/","title":{"rendered":"”Albayrak & Favori waxay dhacaan dakhligii Garoonka & Dekedda Muqdisho” – Warbixin dheer oo wax badan kashifaysa oo uu sameeyey Middle East Institute"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 25 Okt 2021<\/strong><\/span> – Machadka Bariga Dhexe ee Middle East Institute ayaa qoraal dheer oo uu ka sameeyey sida aanu caadil u ahayn ganacsiga Somalia & Turkiga ayaa wax ka qoray arrimo badan oo uu ku tilmaamayo inay muujinayaan inuu Turkigu ka faa’iidaysanayo Somalia.<\/p>\n

Wuxuu soo qaatay waxyaabo badan, balse waxaannu eegaynaa qaybta uu kaga hadlayo dakhliga Dekedda & Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo ay laba shirkadood uu Turki ihi ay ku haystaan qandaraas aan dadwaynuhu wax xog ah ka haynin oo ku dhacay qaab aan daah-furnayn.<\/p>\n

Tusaale, Albayrak Group oo haysta qandaraas 20-sanadood ah oo ay ku maamulayaan Dekedda, waxaa hareeyey muranno iyo fadeexooyin iskugu jira min mushaharooyin la lunsaday<\/a> isku dayga qarin kufsi<\/a> ilaa laaluush la siiyey wasiirro DF<\/a> iyo in la cayiliyo kharashaad-howleedka ku baxa<\/a> dekedda (taasoo dakhli badan ka luminaysa DF).<\/p>\n

Markii ay dekedda la wareegayeen wuxuu dakhligu bishii ahaa 6 milyan oo doollar,<\/a> waxayna markiiba gaarstey $10 ilaa $12 milyan bishii<\/a>; yeelkeede, 2014-kii Albayrak Group waxay sheegtay lacag aan ka badnayn $2.7 milyan bishii<\/a>.<\/p>\n

Waxay taasi dakhligii DF ay halkaa ka heli jirtey oo 55% kusoo koobtay 16%, halka uu kordhay dakhligii shirkadda oo sharciyan ahaa 45% (oo awalba la fahmi karo inuu aad u badan yahay maadaama aysan shirkaddu waxba ku darsan dekedda marka laga reebo dhowr wiish oo ay soo iibsan karto Somalia), waxayna gaarsiisatey 84%, waa sida uu qorayo MEI.<\/p>\n

Shirkaddani sidoo kale waxba kama qaban ballaarinta iyo casriyaynta dekedda, sida ay samaysay DP World oo la wareegtey Berbera.<\/p>\n

Favori LLC\u00a0<\/strong><\/p>\n

Dhanka kale, Favori LLC, oo hoostagta Kozuva Group waxaa qandaraas 15-sanadood ah loogu wareejiyey Garoonka Aadan Cadde Juun 30, 2013-kii. Yeelkeede, Favori ayay warbixintu sheegaysaa inay ku tunteen tibixihii qandaraaska<\/a> oo ay qaadaan kharashaad aan dow ahayn iyo dakhli loogu tala galay inuu aado dhanka hay’adda Duullimaadyada Rayidka ah iyo Saadaasha Hawada (SCAMA<\/a>).<\/p>\n

Waxaa kale oo ay sameeyeen qaabab kale oo ay dakhli ku urursadaan kuwaasoo ay ku jiraan lacag laga qaado dayuuradaha dega, hagitaanka, meelaha la dhigayo, amaanka rakaabka, waxyaabaha qaboojinta u baahan, shidaalka iwm.<\/p>\n

Sida ay sheegayaan khubarada duullimaadka iyo garoomadu, Favori sidoo kale waxay ku guuldarraysatay inay dhisto dhabbaha wayn ee garoonka oo gabow ah ballaarin iyo casriyayna u baahan, iyagoo boosaska muhimka ah ee garoonka u dhiiba dad aan Soomaali ahayn, sida ku dhigan qandaraaska<\/a>.<\/p>\n

Waxaa dheer, in shirkaddu ay hoteel qaali ah iyo dukaan laga adeegto ka dhisatay meel loogu tala galay inay gawaarida dhigtaan dadka garoonka imanaya<\/a>, lamana yaqaan ilaa haatan sida loo maamulo dakhliga Decale Hotel, inuu yahay mid ay dakhli ku leedahay DF Somalia iyo inay u gacan bannaan tahay Favori LLC.<\/p>\n

Marka laga yimaado warbixintan Middle East Institute oo loo baahan yahay inay ka jawaabto DF Somalia oo ay shacbigu xaq ugu leeyihiin inay si daah-furnaan ah ugu soo bandhigto waxa jira haddii ay lacalla warbixintani wax ka khaldan yihiin, misna warar hore ayaa xusayey in madaxda Soomaalidu ay arrimahan u wajahaan si shakhsi ah oo kii hadlaaba uu kaliya doonayo in isaga la qanciyo, laakiin aysan jirin cid u doodaysa dalka Somalia.<\/p>\n

Halkan ka eeg warbixinta oo af Ingiriisi ah….<\/strong><\/a><\/p>\n

Waxaa Tarjumey:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 25 Okt 2021 – Machadka Bariga Dhexe ee Middle East Institute ayaa qoraal dheer oo uu ka sameeyey sida aanu caadil u ahayn ganacsiga Somalia & Turkiga ayaa wax ka qoray arrimo badan oo uu ku tilmaamayo inay muujinayaan inuu Turkigu ka faa’iidaysanayo Somalia. Wuxuu soo qaatay waxyaabo badan, balse waxaannu eegaynaa qaybta uu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":69116,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sa.png?fit=1200%2C687&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-hYL","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69115"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=69115"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":69119,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/69115\/revisions\/69119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/69116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=69115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=69115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=69115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}