Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":68904,"date":"2021-10-19T18:57:18","date_gmt":"2021-10-19T17:57:18","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=68904"},"modified":"2021-10-19T18:57:36","modified_gmt":"2021-10-19T17:57:36","slug":"kenya-oo-ka-fikiraysa-inay-jaadkeeda-u-hesho-suuq-aan-somalia-ahayn-qorshe-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/10\/19\/kenya-oo-ka-fikiraysa-inay-jaadkeeda-u-hesho-suuq-aan-somalia-ahayn-qorshe-cusub\/","title":{"rendered":"Kenya oo ka fikiraysa inay Jaadkeeda u hesho suuq aan Somalia ahayn (Qorshe cusub)"},"content":{"rendered":"
\n

(Nairobi) 19 Okt 2021<\/strong><\/span> – Shalay hoggaamiyaha xisbiga ODM ee Kenya, Raila Odinga, ayaa u balan qaadey beeraleyda Jaadka ee Meru, inuu u keeni doono suuq ay u iib geeyaan wax soo saarkooda, kuwaas oo kala ah dalal kala duwan, haddii uu ku guuleysto tartanka madaxtinimada ee sanadka danbe 2022-ka ka dhacaya Kenya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ra’iisal wasaarahan hore, ayaa sheegay in dalalka uu ka goobi doono suuqa Jaadka uu kamid yahay dalka Congo DR iyo Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Balse, beeraleyda jaadka ee dalka Kenya ayaa wajahay khasaaro aad u badan dhowrkii sano ee la soo dhaafay, sababo la xiriira cudurka safmarka ee covid-19 waxaa intaa u dheer dagaalka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya dalalka deriska la ah Kenya sida Soomaaliya oo qaadka mamnuucay taas ayaan keentay in beeraleeyda Kenya uu walaac la soo darso. Jaadku wuxuu si gaar ah caan uga yahay bulshada soomaaliyeed.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Beeralayda ayaa isku dayayay inay jaadka badelkiisa abuurtaan gabal-dayaha saliidda laga sameeyo si ay nolol maalmeedkooda u helaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Balse BBC-da oo dhowaan booqatay magaalada Meru oo ah halka uu ka baxo qaadka ugu badan ee laga dhoofiyo dalka Kenya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

khaatka waa isha ugu muhiimsan ee dakhliga dadka deegaankaasi, balse khilaaf diblomaasiyadeed – xayiraadaha uu sababay Covid-19 ayaa sababtay in beeraleyda aysan khaadkooda u dhoofin karin dalka Soomaaliya, halkaas oo dalagga ugu badan loo dhoofin jiray. Sidoo kale waxaa horaan looga mamnuucay Ingiriiska iyo dalal badan oo Yurub ah dhowrkii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n