Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":68691,"date":"2021-10-16T09:56:40","date_gmt":"2021-10-16T08:56:40","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=68691"},"modified":"2021-10-16T14:44:09","modified_gmt":"2021-10-16T13:44:09","slug":"waa-tan-sababta-ay-somalia-nooga-adkaatay-wargayska-ugu-adka-dheer-kenya-oo-maqaal-dheer-qoray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/10\/16\/waa-tan-sababta-ay-somalia-nooga-adkaatay-wargayska-ugu-adka-dheer-kenya-oo-maqaal-dheer-qoray\/","title":{"rendered":"”Waa tan sababta ay Somalia nooga adkaatay!” – Wargayska ugu afka dheer Kenya oo maqaal dheer qoray"},"content":{"rendered":"
(Nairobi) 16 Okt 2021<\/strong><\/span> – Wargayska The Nation<\/em> ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa maqaal dheer oo uu ka qoray guuldarrada Kenya ka gaartey dhul-badeedka Somalia ee ay sheeganaysey wuxuu eedda saaray saxaafadda Kenya oo uu ku eedeeyey inaysan doorkoodii kasoo dhalaalin.<\/p>\n Maqaalkan oo weliba kasoo baxay isla wargayska oo uu qoray Peter Mwaura oo tifaftire ka ah The Nation<\/em>, ayaa saxaafadda Kenya ku eedeeyey inaysan dadka si wanaagsan uga dherjinin xogaha farsamo iyo kuwa sharci ee ku aaddan dacwadda badda ee la isku hayey.<\/p>\n Wuxuu xusay in tiiyoo ay ay jirto in Kenya ay leedahay khibrad iyo aqoon durugsan oo dhanka xeerarka badaha ah isagoo ku faanay 1970meeyadii ay Kenya QM u dirtay aqoonyahannada Prof Frank X. Njenga iyo Dr Andronico Adede, si ay wax uga dejiyaan Cahdiga Xeerka Badda, ay misna saxaafadda Kenya war ka sugaysey kaliya dhanka xukuumadda Kenya.<\/p>\n ”Saxaafadda ayaa arrintan lagu eedayn karaa, waayo sheekooyinkoodu uma samaysnayn qaab ay dadku uga dhergi kareen ama u fahmi kareen kiiska iyo natiijada kasoo salag lahayd.” ayuu qoray Mwaura oo sidoo kale soo qaatay maqaallo fara ku tiris ah oo uu tilmaamay inay si qoto dheer kiiska u dhiraan dhiriyeen.<\/p>\n Haddii ay Kenya oo leh mid ka mid ah saxaafadda ugu waawayn Afrika iyo Bariga Afrika ay dhaliil yeelatay maxaad u malaynaysaa midda Somalia oo aan inta badanba lahayn wax door saxaafadeed ah oo micne leh?<\/p>\n