Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":68445,"date":"2021-10-10T11:23:14","date_gmt":"2021-10-10T10:23:14","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=68445"},"modified":"2021-10-10T11:23:14","modified_gmt":"2021-10-10T10:23:14","slug":"qaar-ka-tirsan-madaxda-nisa-oo-lagu-eedeeyey-inay-xagal-daacinayaan-baarista-kiiska-ikraan-tahliil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/10\/10\/qaar-ka-tirsan-madaxda-nisa-oo-lagu-eedeeyey-inay-xagal-daacinayaan-baarista-kiiska-ikraan-tahliil\/","title":{"rendered":"Qaar ka tirsan madaxda NISA oo lagu eedeeyey inay ”xagal-daacinayaan” baarista kiiska Ikraan Tahliil"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 10 Okt 2021<\/strong><\/span> – Baaritaanka lagu wado khaarajinta la tuhunsan yahay in loo gaystey Ikraan Tahliil ayaa la sheegayaa inaysan waxba kasoo bixi doonin, maadaama ay NISA hortaagan tahay geeddi-socodka baarista.<\/p>\n

Xil. Aamina Maxamed Cabdi ayaa ku doodday in howlwadeenno NISA ka tirsani ay wiiqayaan ama xagal-daacin ku wadaan in la helo raadka dadkii waday ee misna ay dhici karto inay khaarajiyeen.<\/p>\n

Aamina, oo qaraabo la ah gabadha maqan ayaa sheegtay in ninka uu Farmaajo, oo la dareemayo inuu kiiskan u raad gadayo, u magacaabay Agaasinka NISA ee Yaasiin Fareey, uu ka mid yahay ”dadka kiiska hor taagan.”<\/p>\n

Kiiska Ikraan Tahliil oo haatan 3 bilood ka gudbey isla markaana ay mar kale ka muuqato tayo xumada hoggaamineed ee madaxda sare ee uu waqtigu ka dhamaaday, ayaa keentay khilaaf siyaasadeed oo weli taagan kaasoo u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble.<\/p>\n

Warka Ikraan ayaa soo ban-baxay bartamihii Luulyo tiiyoo ay jirto in la waayey 26-kii Juun, taasoo aad u muujinaysa in aan loola xaalin si daacadnimo iyo dadnimo ku dheehan tahay, marka ay timaado xitaa xallinta waynta gabadha.<\/p>\n