Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":68310,"date":"2021-10-06T19:58:54","date_gmt":"2021-10-06T18:58:54","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=68310"},"modified":"2021-10-06T19:58:54","modified_gmt":"2021-10-06T18:58:54","slug":"dokumentiyo-sir-ahaa-oo-haatan-la-faafiyey-oo-kashifaya-dalkii-carabta-kula-taliyey-inay-israel-weeraraan-6-dii-okt-1973-kii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/10\/06\/dokumentiyo-sir-ahaa-oo-haatan-la-faafiyey-oo-kashifaya-dalkii-carabta-kula-taliyey-inay-israel-weeraraan-6-dii-okt-1973-kii\/","title":{"rendered":"Dokumentiyo sir ahaa oo haatan la faafiyey oo kashifaya dalkii Carabta kula taliyey inay Israel weeraraan 6-dii Okt 1973-kii"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 06 Okt 2021<\/strong><\/span> – Dukumiintiyada Britain ayaa shaaca ka qaaday in midowgii Soofiyeeti “ay kula taliyeen madaxweynihii geeriyooday ee Masar, Anwar Sadat, inuu doorto oo uu duullaanka qaado 6 Oktoobar 1973” si uu uga gudbo Kanaalka Suweys una bilaabo weerarka ciidanka Israa’iil ee qabsaday Sinai.<\/p>\n<\/div>\n
\n
In la qaato go’aanka ah in weerarka uu dhaco maalin Sabti ah oo ku beeganayd maalinta ay dabaaldagaan Yuhuudda ee loo yaqaano Yom Kippur.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Weerarkii lagu beegay maalintan oo sidoo kale ahayd 10-ka bisha Ramadaan, waxay ka mid ahayd waxyaabaha la yaabka leh ee naafeeyey Israa’iil, maalmihii hore ee dagaalka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dhowr bilood ka dib dhammaadkii dagaalka, Ururka gaashaanbuurta “NATO” wuxuu sameeyay daraasad ku saabsan dagaalka, waxayna ujeeddada ahayd si “casharro looga barto” waxaana loo arkayay in dagaalkaas uu u dhaxeeyo Nato iyo gaashaanbuurtii kale ee, oo uu hoggaaminayey Midowgii Soofiyeeti.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Daraasaddan waxaa u xilsaartay Taliska Bartamaha Yurub ee NATO oo uu madax ka ahaa Britain, saldhiggiisuna yahay Jarmalka iyo waaxda sirdoonka ee isla gobolkaas.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Sida laga soo xigtay natiijadii daraasadda, Soofiyeedka waxay door wayn ka qaateen saamaynta lagu caawiyay qorsheeyayaashii Masaarida inay si adag u hirgeliyaan iyo qorshaha khiyaanada ahaa, kaas oo yimid ka dib markii si taxaddar leh loo darsay khibradda guuldarrada ka dhanka ahayd Israa’iil ee Dagaalkii 6 Maalmood ee bishii Juun 1967.<\/p>\n<\/div>\n
\n
“Weerarkii lama filaanka ahaa”<\/h2>\n<\/div>\n
\n
Natiijooyinka, oo loo gudbiyay taliska NATO bishii Maarso 1, 1974 islamarkana ahaa mid ka mid ah dukumiintiyada sida aadka ah loo qariyay ee isbahaysiga, ayaa leh: “Falanqaynta Carabta, oo ay hagayeen la-taliyeyaashii Ruushka, dagaalkii Juun 1967 waxay muujisay in Carabta ay doonayeen inay gaaraan nooc kasta oo guul ah oo ka dhan ah Israa’iiliyiinta.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waxaa weerarka xilligaasi laga lahaa dhowr u jeedo.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Midda hore: In la qariyo ujeedooyinkii qarsoonaa iyada oo la abuurayo xaalad siyaasadeed iyo mid militari oo aan u horseedaynin in weerar ay soo qaado Israa’iil oo horudhac ah.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Ta labaad: in ay weerarkooda qaadaan kahor inta aysan dhammaystirmin abaabulkii Israa’iil.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Macluumaadka sirdoonka NATO, wakhtigaas, waxay tilmaamayaan in “intii lagu guda jiray daraasaddii Masaarida ee dagaalkii Juun, la-taliyaha sare ee Ruushka, General Vasiliovich, uu ku taliyay in xilliga Yom Kippur uu yahay waqtiga ugu wanaagsan ee la weerari karo Israa’iil si ay kadis ugu noqoto”.<\/p>\n<\/div>\n