Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":68131,"date":"2021-10-03T11:33:41","date_gmt":"2021-10-03T10:33:41","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=68131"},"modified":"2021-10-03T11:35:01","modified_gmt":"2021-10-03T10:35:01","slug":"arrin-uu-horay-u-sharraxay-basaas-caan-ah-oo-si-wanaagsan-uga-socota-somalia-muuqaal-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/10\/03\/arrin-uu-horay-u-sharraxay-basaas-caan-ah-oo-si-wanaagsan-uga-socota-somalia-muuqaal-sawirro\/","title":{"rendered":"Arrin uu horay u sharraxay BASAAS caan ah oo si wanaagsan uga socota Somalia + Muuqaal & Sawirro"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 03 Okt 2021<\/strong><\/span> – Waxaa Somalia lagu tilmaamaa ”dal fashilmay” maadaama aanu jirin nidaam ku guulaystey inuu bulshada siiyo adeegyadii daruuriga ahaa isla markaana ilaaliyo amaankooda.<\/p>\n

Waxaa haatan dalka ka jira DF iyo Maamullo inta badan umadda ku maaweeliya ruwaayado ay ka mid yihiin doorashooyin aan laftoodu daah-furnayn oo la qabto, balse ma jiro wax adeeg ah oo micne leh oo dadwaynaha loo qabto.<\/p>\n

Waxaa laga garan karaa in haatan Somalia xitaa cowskii ay xooluhu cunayeen kaalmo ahaan loo siiyo, iyadoo ay\u00a0Midowga Yurub qaybtiisa badbaadinta madaniga iyo gargaarka bani’aadannimada iyo hay’adda Action Against Hunger ay calafka xoolaad u qaybiyeen 250 qofood oo ku dhaqan Gobolka Bakool oo ka mid ah kuwa xoolaha caanka ku ah ee dalka.
\n<\/span><\/p>\n

Somalia oo haatan ku dhowaad wax kasta dibedaha kasoo degsata xitaa hilibkii, kalluunkii caanihii iyo khudraddii iyada loosoo doonan lahaa ayay tani muujinaysaa liidnimo heer cusub ah. Qiyaas in dadkan cowska loo qaybinayo ay iyaguba soo guran karaan amaba diyaarsan karaan.<\/p>\n

”Si laguu dareensiiyo sida aad u liidato oo laguu niyad jebiyo waxaa kaalmo ahaan laguugu keenayaa waxyaabo aad adiguba heli karto ama samaysan karto.” ayuu yiri Paul Kagame, MW Rwanda oo dalkiisa gaarsiiyey heer isku fillaasho ku dhow.<\/p>\n

Waxaa taa xaqiijinaya in marka aad booqato miyiga Somalia aanad ku arkaynin waxyaabihii ay dadku samaysan jireen sida xeeradii, fandhaalkii, dhambashii, haamihii iyo aqalladii oo haatan lagu bedeley saxan, qaaddo, sujaayad, jirikaan iyo teendho.<\/p>\n

Tomas Schuman (Yuri Bezmenov) oo ahaa khabiir KGB ugu qaybsanaa dacaayadda, waa jaajuus hore oo ka tirsanaa Midowgii Soofiyeeto oo uu ka goostay 1971-kii wuxuuna sharraxay sida iyadoo la adeegsanayo dagaal macnawi ah loo burburiyo cadowgaaga adigoo aan hal xabo ku ridin balse aan misna waxba u reebaynin, waxa loo yaqaanno Fanka Wiiqitaanka (The Art of Subversion). Halkan ka DAAWO…<\/strong><\/a><\/p>\n

Waxay muujinaysaa in aan ku bannaan nahay magaca ”dal fashilmay” oo aan si dhab ah u aqbalayno.<\/p>\n

\"\" \"\" \"\"<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 03 Okt 2021 – Waxaa Somalia lagu tilmaamaa ”dal fashilmay” maadaama aanu jirin nidaam ku guulaystey inuu bulshada siiyo adeegyadii daruuriga ahaa isla markaana ilaaliyo amaankooda. Waxaa haatan dalka ka jira DF iyo Maamullo inta badan umadda ku maaweeliya ruwaayado ay ka mid yihiin doorashooyin aan laftoodu daah-furnayn oo la qabto, balse ma jiro […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68134,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/saa.jpg?fit=1036%2C777&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-hIT","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68131"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=68131"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68131\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":68138,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/68131\/revisions\/68138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68134"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=68131"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=68131"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=68131"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}