Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":67695,"date":"2021-09-22T10:53:07","date_gmt":"2021-09-22T09:53:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=67695"},"modified":"2021-09-22T10:53:07","modified_gmt":"2021-09-22T09:53:07","slug":"xanuun-uu-maraykanku-garan-layahay-oo-ku-dhacay-nin-jaajuus-ah-oo-dalkaa-u-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/09\/22\/xanuun-uu-maraykanku-garan-layahay-oo-ku-dhacay-nin-jaajuus-ah-oo-dalkaa-u-dhashay\/","title":{"rendered":"Xanuun uu Maraykanku garan la’yahay oo ku dhacay nin jaajuus ah oo dalkaa u dhashay!"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 22 Sebt 2021<\/strong><\/span> – Sarkaal ka tirsan CIA-da oo u safrayay Hindiya bishan isaga iyo agaasimaha hay’adda ayaa laga soo sheegay astaamo la xiriira xanuunka Havana syndrome, oo maskaxda saameeya, sida ay ku warrantay warbaahinta Mareykanka.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Saddex ilo wareed oo aan la magacaabin ayaa warbaahinta Mareykanka u sheegay in sarkaalka uu helay daryeel caafimaad oo ku saabsan cudurka qarsoon.<\/p>\n<\/div>\n
\n
CIA -da kama aysan jawaabin codsiyada cidsi ay u dirtay BBC-da ay uga hadlaan arrintan.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Waa kiiskii labaad ee la soo sheego muddo bil gudaheed ah, iyadoo mas’uuliyiinta Mareykanka ay sii wadaan baaritaanka sababta keentay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Bishii Ogosto, duulimaadkii Madaxweyne Ku -xigeenka Kamala Harris oo ka yimid Singapore kuna sii jeeday caasimadda Vietnam ee Hanoi ayaa muddo kooban dib loo dhigay kadib markii sarkaal Mareykan ah uu soo sheegay astaamo muujinaya cudurka Havana syndrome.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Xanuunkan ayaa markii ugu horeysay saameeyay shaqaalaha safaaradaha Maraykanka iyo Kanada ee Havana, Cuba, sannadihii 2016 iyo 2017. Dhacdooyin kale oo dhowr ah ayaa tan iyo markaasi laga soo sheegay saraakiisha Maraykanka ee ku sugan waddamada Shiinaha, Ruushka, Jarmalka iyo Austria.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Diblomaasiyiinta waddamada Mareykanka iyo Canada ee ku sugan magaalada Havana ayaa horay uga cawday xanuunkaas oo calaamadihiisa qaar ka mid ah lagu sheegay madax wareer, dhac dhac, maqalka oo luma iyo cabsi xad dhaaf ah.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Mareykanka ayaa xilligaasi Cuba ku eedeeyay inay diblomaasiyiintooda “ku weerareen waxyaabaha dhaliyay xanuunka”, walow ay mas’uuliyiinta dalkaas beeniyeen eedeyntaas.<\/p>\n<\/div>\n