Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":6768,"date":"2018-08-04T08:44:13","date_gmt":"2018-08-04T07:44:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=6768"},"modified":"2018-08-04T08:45:25","modified_gmt":"2018-08-04T07:45:25","slug":"dhallinyaro-ku-qaraabanaysa-magaca-al-shabaab-oo-dhac-saf-mar-ah-gaystay-qaar-la-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/08\/04\/dhallinyaro-ku-qaraabanaysa-magaca-al-shabaab-oo-dhac-saf-mar-ah-gaystay-qaar-la-qabtay\/","title":{"rendered":"Dhallinyaro ku qaraabanaysa magaca Al Shabaab oo dhac saf mar ah gaystay (Qaar la qabtay)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 04 Agoosto 2018<\/span><\/strong> – Waa dhallinyaro aan si rasmi ah loo ogayn tiro ahaan \u00a0inta ay gaarayaan, ha yeeshee waxaa \u00a0iminka la aqoonsaday illaa iyo lix dhallinyaro.<\/p>\n

Goobo ganacsi oo ku yaalla Yaaqshiid iyo qaybo ka mid ah Warta Nabadda ayay ka qaateen lacago doollar ah, iyagoo ku qaraabanaya magaca Al Shabaab.<\/p>\n

Dukaan ku yaala\u00a0 wadada Jeneraal Daa\u2019uud, isla markaana ku xisaabsan Warta Nabadda ayaa laga qaatay lacag dhan $150 doollar (boqol iyo konton doollar).<\/p>\n

Sidoo kale goobo ganacsi \u00a0oo ku yaala Yaaqshiid ayaa la xaqiijiyay in lacago laga qaatay.<\/p>\n

Mid ka mid ah ganacsatadii laga qaatay lacagahaas oo diiday in magaciisa aan shaacino ayaa Yiri:\u00a0 \u201dWaxaa isoo wacay wiil dhallinyaro ah oo aan codkiisa ka shakiyay wuxuuna igu yiri waa Walaalaha Mujaahidiinta” sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n

Waa uu sii hadlay ganacsadahaasi:\u00a0 \u201dWaxaa lagaa doonayaa \u00a0xaqa \u00a0taakulaynta Islaamiyiinta, sidaa daraadeed waxaa kuu iman doono dhallinyaro waa inaad lacagta u soo dhiibtaa.<\/p>\n

\u201cMarkii aan dhiibay lacagta ayaan arintaan la kaashaday dhallinyaro kale oo xaafadda deggan, anigoo tixraacaya lambarka aan lacagta ku tuuray \u00a0waxaana soo baxday in shabakadda lacagta iga qaadatay aysan Shabaab ahayn.<\/p>\n

\u201cLix\u00a0 dhalinyaro ah ayaa ku lug yeelatay\u00a0 barnaamijkaan, waxaana qaarkood soo fara galiyay odayaasha xaafadda maadaama falkaan ay halis ku geli karaan,” ayuu hadalkiisa ku \u00a0soo \u00a0koobay.<\/p>\n

Dhallinyaradii fashiliyay falkaan ayaa cabsi soo food saartay, sidoo kale raggii lacagta ka qaatay \u00a0ganacsatada ayaa dhankooda ka cabsoonaya in Shabaab – oo laftooda lagu eedeeyo inay ganacsatada baadaan – ay wax yeelleeyaan.<\/p>\n

Hadalsame<\/span> Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 04 Agoosto 2018 – Waa dhallinyaro aan si rasmi ah loo ogayn tiro ahaan \u00a0inta ay gaarayaan, ha yeeshee waxaa \u00a0iminka la aqoonsaday illaa iyo lix dhallinyaro. Goobo ganacsi oo ku yaalla Yaaqshiid iyo qaybo ka mid ah Warta Nabadda ayay ka qaateen lacago doollar ah, iyagoo ku qaraabanaya magaca Al Shabaab. Dukaan ku […]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":6771,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/arrested-thief-balaclava-stolen-money-raised-arms-masked-isolated-white-background-85071121.jpg?fit=1300%2C954&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-1La","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6768"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6768"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6768\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6773,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6768\/revisions\/6773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6771"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6768"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6768"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6768"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}