Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":67364,"date":"2021-09-15T11:31:19","date_gmt":"2021-09-15T10:31:19","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=67364"},"modified":"2021-09-15T11:46:04","modified_gmt":"2021-09-15T10:46:04","slug":"pakistan-oo-ceeb-wayn-kala-kulmay-weerar-ballaaran-oo-cirka-ah-oo-uu-ku-qaaday-hindiya-qorshihii-la-dejiyey-sida-xaal-noqday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/09\/15\/pakistan-oo-ceeb-wayn-kala-kulmay-weerar-ballaaran-oo-cirka-ah-oo-uu-ku-qaaday-hindiya-qorshihii-la-dejiyey-sida-xaal-noqday\/","title":{"rendered":"Dalka Pakistan oo ”ceeb wayn” kala kulmay weerar ballaaran oo cirka ah oo uu ku qaaday Hindiya (Qorshihii la dejiyey & sida xaal noqday)"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 15 Sebt 2021<\/strong><\/span> – Sanadkii 1965-kii, militariga Pakistan waxay ku fashilmeen weerar qorsheysan oo ay ku damacsanaayeen inay ku burburiyaan dhowr ka mid ah saldhigyada ciidamada cirka ee ku yaalla gudaha Hindiya.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Faro galinta Ciidamada Militariga Pakistan ay ku sameeyay Hindiya 6-dii iyo 7-dii bishii September ee sanadkii 1965-kii, uma dhicin sidii loogu talo galay.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Diyaarad kuwa dagaalka ah oo nooceedu yahay B-57 oo ay leedahay Pakistan ayaa u baxday si ay usoo duqeyso bartilmaameedyo ku yaalla Hindiya. Saddex diyaaradood oo kuwa ciidamada qaada ah, oo noocoodu ahaa C-130 ayaa ka daba baxay, waxayna sidoo kale ku wajahnaayeen xadka Hindiya.<\/p>\n<\/div>\n
Ujeeddadoodu waxa ay ahayd inay xilli habeennimo ah oo aan la arki karin mugdiga awgiis ku dagaan meelo u dhow saddex saldhig oo ay leeyihiin ciidamada cirka Hindiya, oo kala ah Halwara, Adampur iyo Pathankot. Marka ay dagaanna waxa uu qorshuhu ahaa inay saddexdaas saldhig weeraraan ayna burburiyaan diyaaradaha Hindiya ee halkaas yaalla.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Markii la gaaray 2-dii habeenimo, saq dhexe kaddib, 60 ka mid ah kumaandooska Pakistan, oo uu hoggaaminayay Major Khalid Butt, ayaa ku dagay meel u dhow saldhigga ciidamada cirka ee Pathankot. Balse caqabado badan ayay durbadiiba wajaheen.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dhaqdhaqaaqooda waxaa hor istaagayay godad ka qodnaa garoonka hereerihiisa iyo dhulka oo dhiibo ahaa.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Saddex saacadood gudahoodba, waxaa baryay waagii, qof ka mid ah dadka tuulada oo arkayay dhaqdhaqaaqooda ayaana wargeliyay taliskii ciidanka ee ku sugnaa saldhigga Pathankot.<\/p>\n<\/div>\n