Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":67181,"date":"2021-09-11T10:33:13","date_gmt":"2021-09-11T09:33:13","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=67181"},"modified":"2021-09-11T11:44:41","modified_gmt":"2021-09-11T10:44:41","slug":"maxaa-dhacay-maalintii-11-ka-sebtembar-maxaase-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2021\/09\/11\/maxaa-dhacay-maalintii-11-ka-sebtembar-maxaase-ka-dhashay\/","title":{"rendered":"Maxaa dhacay maalintii 11-ka Sebtembar maxaase ka dhashay?!"},"content":{"rendered":"
\n
(Hadalsame) 11 Sebt 2021<\/strong> <\/span>– Maalin Talaado ah 11-kii Sebtember 2001-dii, rag ismiidaamiyey ayaa xoog kula wareegay diyaarado kuwa rakaabka ah oo Maraykanka uu lahaa waxayna diyaaradahaas ku dhufteen laba daarood oo dhaadheer oo New York ku yaallay, halkaas oo kumanaan qof ay ku dhinteen.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Weerarkaas ayaa wali ah kii ugu xumaa ee qarniyadaan dhaca, maahan Maraykanka oo kaliya balse caalamka oo idil.<\/p>\n<\/div>\n
Afar diyaaradood oo kuwa rakaabka ah oo marayey Bariga Maraykanka ayaa waxaa afduubtay koox rag ah.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Kadibna waxaa loo adeegsaday sidii gantaalo waaweyn, oo la hago si ay ugu dhacaan dhismayaasha taariikhiga ah ee New York iyo Washington.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Labo ka mid ah diyaaradahaas ayaa lagu dhuftay Daarihii Mataanaha ahaa ee ganacsiga ee ku yaallay bartamaha New York.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Diyaaradda koowaad ayaa ku dhacday daarta dhanka Waqooyi xigtay saacaddu markay ahayd 08:46 waqtiga New York. Tan labaad ayaa lagu burburiyey daarta dhanka Koonfureed xigtay saacaddu markay ahayd 09:03.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Dhismeyaasha ayaa waxaa qabsaday dab, waxaana ku xannibmay dadkii saarnaa dabaqyada sare, qiiq ayaana is qabsaday guud ahaan magaalada. Wax ka yar labo saacadood, ayaa labadii dabaq ee 110 biyaano ka koobnaa ku burbureen kuna bas beeleen, waxay ka tageen boor sida daruurihii cirka isku shareeray.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Diyaaraddii saddexaad ayaa abbaaro 09:37 ku burburtay dhanka galbeed ee wasaaradda difaaca Maraykanka ee Pentagon kuna taal bannaanka magaalada caasimadda ah ee, Washington DC.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Diyaaradda Afaraad ayaa abbaaro 10:03 ku burburtay dhul bannaan oo ku yaal Pennsylvania ka dib markii rakaabka diyaaraddu ay wax iska caabbin sameeyeen. waxaana la rumaysan yahay in ragga wax afduubtay ay doonayeen in ay weeraraan dhismaha Capitol ee Washington DC.<\/p>\n<\/div>\n